WAR-SAXAAFADEED : Qaadhaan shaqaalaha Qaramada Midoobay guddoonsiiyeen Guddida Abaaraha Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xubno metelaya UNICFE, WFP, UNHCR, UNDP, FAO, UN-Habitat iyo Xafiiska Isu-duwaha Qaramada Midoobay ayaa maanta Guddida Abaaraha ee Somaliland guddoonsiiyey lacag dhan...

Arday Reer Somaliland Oo Kaalinta Koowaad Ka Galay Tartan Ka Dhacay Dalka Kazakhistan

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxaa maanta Magaalada hargaysa lagu soo dhoweeyey labo arday oo wax ka dhigta dugsiga Vifak Academy ee Caasimada Somaliland, kuwaasoo kaalimaha...

Doon Ku Dagtay Xeebaha Magaalada Berbera, Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Wasiirka Kalluumaysiga Somalilad Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Doon ay wateen Lix qof oo kalluumaysato ah ayaa shalay ka shiraaqatay magaalada Berbera waxaana ay doontii ku dagtay deegaan xeeb...

Xukuumadda Somaliland Oo Joojisay Siminaar Hargeysa Ka Socday Iyo Sirdoonka Qaranka Oo Amray In...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dawlada Somaliland ayaa amartay in dalka laga saaro koox dhawr qof ka kooban kuwaas oo Hargeysa ku qabtay Siminaar. Kooxdan oo kasoo...

Lawyo-Caddo: Ciidanka Booliska Dalka Djibouti Oo Awood Kula Wareegay Alaab Ay Leeyihiin Ganacsato Reer...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wararka nasoo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in ciidanka Booliska dalka Jabuuti ay xadka Somaliland gudaheeda ganacsato Reer Somaliland kala wareegeen alaab...

Wasiir Ku-xigeenka Warshadaha oo Qado Sharaf U Sameeyey Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Dalka Hindiya...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warshadaha Somaliland  Mudane, Yuusuf Cismaan Garas ayaa Qado Sharaf U Sameeyey Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Dalka Hindiya Wax...

“Dadka Wax Takfiiriya (Dadka Gaalaysiiya) Way Lumeen, Ciddii Kale Ku Deyatana Way Sii Lumaysaa.”...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa kula dardaarmay dadka haysta fikirka takfiirka inay Ilaahay uga toobad keenaan, isla markaana aqoon badan...

Suldaanka Guud ee Beesha Cabdiraxmaan Sacad oo si Ballaadhan loogu Caleemo-saaray Hargeysa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Caleemo Saarka Suldaanka Guud Ee Beesha Cabdiraxmaan Sacad Suldaan Maxamed Sidiiq Suldaan Jaamac Cismaan, oo maanta si ballaadhan  Maanta loogu caleemo-saaray...

Xisbiga WADDANI Oo Hargeysa Ku Yeeshay Kulan Hawleed Laga Ga Hadlaayey Ololaha Doorashada Madaxtooyada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Kulan hawleed uu xisbiga WADDANI ku falan-qeynaayey siyaabaha kala duwan ee fariimaha iyo barnaamij siyaasaddeedka xisbigaasi loo gaadhsiin karo guud ahaan...

Amaanka Magaalada Burco Oo Caawa Aad Loo Adkeeyey+Ciidamo Tiro Badan Oo Lasoo Dhoobay Wadooyinka

0
Burco , (HargeisaPress) — Wararka naga soo gaadhaya magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa waxay sheegayaan in amaanka guud ee magaalada Burco caawa...