Wasiir Ku-xigeenka Warshadaha oo Qado Sharaf U Sameeyey Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Dalka Hindiya Wax Kusoo Bartey .

0
1601

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warshadaha Somaliland  Mudane, Yuusuf Cismaan Garas ayaa Qado Sharaf U Sameeyey Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Dalka Hindiya Wax Kusoo Bartey .

Kulanka oo ay ka soo qayb galeen Ahmedyasin Sh Cumar,  Ugaas Majabir, Cumar Cisman Taani, Agaasime Sayid, Prof Rashiid Abdirisaaq, Xusen Faarax  ,Amin Yusuf Osman Mohamed Abdirisaaq Sh Yoonis Abdiqaadir Xasan Mataan.

Geesta kale Waxa kulanka Qado Sharafta ahaa lagu soo dhaweeyay Mohamed Farhan oo ka yimid Dalka Maraykanka, kana  ka mid ahaa Aqoonyahanka Reer Somaliland wax ku soo bartay Dalka Hindiya.

Dhalinyarada ayaa Wasiir Garas uga mahad-celiyay sida sharafta leh ee uu ugu maamuusay Qado Sharafta.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here