FARAWEYNE: Degmo Ka Hadhey Degmooyinkii Ay La Itaalka Aheyd iyo Baaba,a Ku yimid...

0
Faraweyne, (HargeisaPress) —  Degmada Faraweyne oo kamid ah Magaalooyinka Qadiimka ah ee katirsan Gobolka Maroodi/jeex islamarkaana, kamid ah Degmooyinka Xuduuda ku teedsan u dhexeysa...

Wasiirka Duulista oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Heer Sare ah oo ka Socda Dalka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Faraxaan Aadan Haybe oo ay weheliyaan Wasiiru Dawlaha Wasaaradaas Axmed Nuur Faahiye, iyo Agaasimaha...

Wiil Uu Dhalay Gudoomiyihii U Horeeyay Ee SNM Oo Cabasho Ka Muujiyey Maayirka Caasimida...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Samatar Axmed Jimcaale oo ah Wiil Uu Dhalay Gudoomiyihii U Horeeyay Ee SNM Oo Cabasho Ka Muujiyey Maayirka Caasimida Hargeysa Iyo...

Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Oo Dhibsaday Su’aalo Ay Warbaahintu Ku Boobeen Kana...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale iyo wasiir ku xigeenka Maaliyadda Somaliland ayaa maanta mar ay hor tageen golaha...

Wasiirrada Arrimaha dibadda iyo Qorshaynta Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munaasabad Loogu Mahadcelinayey Maamulka Jaamacadda...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Mudane, Dr. Sacad Cali Shire, wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo horumarinta Mudane Maxamed...

Madaxwayne Siilaanyo Oo La Sheegay In Seeftiisa Isku Shaandhayntu Ay Qaadan Doonto Wasiirada Awdal...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — isku shaandhaynta mudooyinkan danbe la hadal hayey inuu madaxwayne Silaanyo ku samayn doono golahiisa wasiirada ayaa hadda u muuqata inay marayso...

Gudoomiye Ucid Oo Lug Ku Dhex Maray Magaalada Borama, Sidoo Kalena Booqday Xarumaha Shirkadaha...

0
Borama, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Lug Ku Dhex Maray Magaalada Borama, Sidoo Kalena Booqday Xarumaha Shirkadaha...

Xaaladda Abaarta Oo Sii Adkaanaysa, Marxuum Harraad U Geeriyooday Oo Shalay La Aasay Iyo...

0
Saraar (HargeisaPress) —Waxa isa soo taraya Dadka Gobollada bariga ugu Geeriyoonaya Harraadka iyo Gaajada ka dhashay Abaarta Ba’an ee halkaasi ka jirta iyo weliba...

Wafti Wasiiro Ah Oo Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Ka Tirsan Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood Iyo...

0
Laascaanood, (HargeisaPress) —Wafti wasiiro iyo masuuliyiin kale ka kooban oo ka socda xukuumadda Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Waxaana waftigan...

Maayarka Berbera Oo Nus Malyuun Dollar Ku Iibiyey Barxadda Hore Ee Noobiyadda Berbera Iyo...

0
Berbera, (HargeisaPress) —Maamulka Golaha deegaanka ee degmada Berbera ayaa la sheegay in ay adduun xoogan ku fasaxeen dhul dan-guud ahaa oo ka caagan in...