Waraysi Magaalada Hargeysa Lagula Yeeshay Siyaasi Ismaaciil Yare Oo Ka Mid Ah Xisbiga WADDANI...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Siyaasi Ismaaciil Yare oo kamid ah saraakiisha xisbiga WADDANI ayaa waraysi Hargeysa lagula yeeshay waxa uu kaga hadlay qodobo xasaasi ah.
https://youtu.be/ArQZ5VGGScQ
Mareykanka oo cambaareeyay tijaabada Kuuriyada Waqooyi
Pyongyang, (HargeisaPress) —Dowladda Mareykanka ayaa codkeeda ku dartay cambaareynta loo soo jeedinayo Kuuriyada Waqooyi taas oo tijaabisay wax ay ku sheegtay hub nukliyeer ah...
Nuxurka Khudbad Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland U Jeediyey Dadweyne Ku Soo Dhaweeyey Boorama.
Boorama, (HargeisaPress) — Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna kusimaha madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo hadal kooban u jeediyey shacabkii ku sugnaa barxadda hore ee...
Wefti Uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada...
Boorama, (HargeisaPress) — Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna ku-simaha madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa si ballaadhan loogu soo...
Xisbiga KULMIYE Oo ka Jawaabay Eedaymo Loo Soo Jeediyay Kana Hadlay Iscasilaada Wasiir Ku...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee xisbiga KULMIYE ayaa ka jawaabay eedaymo loo soo jeediyey,waxaana uu ka hadlay iscasilaadii uu maanta ku...
Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Shilalkii Maalmihii Ciida Ka Dhacay Magaalada Berbera Iyo...
Berbera, (HargeisaPress) —Maamulka gobolka Saaxil iyo dhakhaatiirta cusbitaalka Berbera ayaa ka hadlay shilalkii maalmihii ciida ka dhacay magaalada Berbera,iyada oo saakana la helay maydka...
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Khudbad U Jeediyay Boqolaal Taageerayaal Ah Oo Ku Soo Dhaweeyay...
Boorama, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ahna murrashaxa xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Boorama uga mahadceliyey soo dhaweynta kalgacalka leh ee...
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Khudbadii Saalada Ciidal Adxa Kaga Hadlay Nabadda Somaliland Ka...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” oo shacabka Hargeysa la tukaday salaadda Ciidal Adxaa ayaa waxa uu ka hadlay Nabadda...
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Heerka Ay Qabyaaladdu Marayso,Saxaafadda Madaxa Banaana Ka...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faaraxx ayaa khudbadii uu ka jeediyey salaadii Ciidal Adxaa dabadeed waxa uu ka hadlay...
Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Qodobo Xasaasi Ah Fariin Adagna U Direy Guddiga...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Sheekh Aadan Siiro ayaa khudbadii salaada kadib waxa uu ka hadlay dhawr qodob oo muhiim ah,waxaana uu fariin adag u direy xukuumada...