Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Oo Ka Hadlay Xaaladda Qalafsan Ee Ka Taagan Golaha Wakiilada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Siyasiyiinta madasha wadatashiga oo Hargeysa kulan ku yeeshay ayaa ka hadlay xaaladda qalafsan ee ka taagan golaha wakiilada Somaliland iyo murranka ka...

DAAWO: Xildhibbaan Cabdiraxmaan Talyaanle oo Hada Ku Dhawaaqey in uu Yahay Guddoomiyaha Xaqqa ah...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Talyaanle) oo ka mid ahaa Murashaxiintii Maanta u tartantay guddoomiyenimada Golaha Wakiilada Somaliland oo hada la hadlay warbaahinta, ayaa...

Murrashaxa KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu soo Dhaweeyey Degmada Laaso-dacawo + SAWIRRO

0
Laaso-dacawo, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa Madaweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa si heer sare ah...

Guddiga Komishanka Qaranka Oo Ka Hadlay Hawlaha Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyayaasha Gobolada Sool Iyo Sanaag

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga komishanka Qaranka Somaliland oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ka hadlay hawlaha qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha ee ka...

Bomb blast at mosque during prayers – FBI probe after ‘device hurled through window’

0
Worshippers were inside the Dar Al-Farooq Islamic Center in Bloomington, Minnesota, when the explosion ripped through the imam's office. It is believed a window was...

Xisbiga Waddani Laantisa Malta Oo loo doortay Abdikariim Mohamed Muhumed + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Laanta Dalka Malta Ayaa loo doortay Abdikariim Mohamed Muhumed ah nin dhalinyaro oo Aqooon iyo waayo aragnimo Siyaasada. Kulamo gooni-gooniya...

Baashe Iyo Talyanle Oo Si Adag Ugu Loolamaya Buuxinta Kursiga Cirro Baneeyay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa la filayaa inay Axadda beri doortaan guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada oo laga dhex dooran doono xildhibaanada golaha...

Ruuxaani Oo Markale Loo Dhaariyay Madaxweynenimada Iiraan

0
Tehran, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Iiraan, Xasan Ruuxaani, ayaa xaflad ka dhacday magaalada Tehran waxaa loogu dhaariyay xilka madaxtinimada markiisii labaad. Tobannaan marti sharaf ah oo...

Siyaasi Ismaaciil Yare Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Musharaxa Kulmiye, Soona Bandhigay Muwaadiniin...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka tirsan saraakiisha sare ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si weyn u dhaliilay...

Xogyihii hore ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Hambalyeeyay Orodyahanka Mo Farah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xogyihii hore ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi ayaa si weyn ugu diirsaday guulaha is daba jooga ah...