Guddiga Komishanka Qaranka Oo Ka Hadlay Hawlaha Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyayaasha Gobolada Sool Iyo Sanaag

0
1013

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga komishanka Qaranka Somaliland oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ka hadlay hawlaha qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha ee ka bilaabmaysa gobolada Sool iyo sanaag,waxaana ay fariin u direen shacabka goboladaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here