DAAWO: Xildhibbaan Cabdiraxmaan Talyaanle oo Hada Ku Dhawaaqey in uu Yahay Guddoomiyaha Xaqqa ah ee Golaha Wakiilada Somaliland

0
1114

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Talyaanle) oo ka mid ahaa Murashaxiintii Maanta u tartantay guddoomiyenimada Golaha Wakiilada Somaliland oo hada la hadlay warbaahinta, ayaa caddeeyey in uu yahay guddoomiyaha rasmiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ee ay doorteen aqlabiyadda xildhibbaanadii maanta ee codeeyey doorashadii guddoomiyenimada Golaha Wakiilada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here