Qaabka Magaalada Hargeysa Looga Dareemayo U Diyaar Garowga Munaasibadda Ciidal Adxa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa magaalada Hargeysa si aada looga dareemayaa u diyaar garowga munaasibada Ciidal Adxa oo ku beegan maalinta Barri ah,iyada oo suuqyada magaalada...

Rayiislayaasha Hargeysa Oo Ka Cabanaya Ajaaniib Shaqadii Timo-Jarista Kala Wareegaysa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Ururka Rayislayaasha ama Timo-jarayaasha Somaliland Deeq Daahir Faarax, ayaa sheegay inay dalka ku soo badanayaan dadka ajaanibka ah ee Timo-jarayaasha, waxaanu...

Shirkada Flydubai Oo Ka Hadashay Dhacdadii Madaarka Cigaal Lagaga Reebay Diyaaradda Ee Doodaha Dhalisay

1
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkadda flydubai ee duulimaadyada ku timaada garoonka Cigaal ee Hargeysa ayaa ka hadashay dhacdo jimcihii toddobaadkan ka dhacday madaarka Hargeysa  oo diyaaradda...

Hambalyada Meherka Khaalid Axmed Keeyse Iyo Walaashey Umalkhair Mattan Hoori

0
Waxan Halkan Hambalyo Kal Iyo Laab Ah Ugu Diraynaa anagoo ah bahda warbaahinta Mareegaha Hargeisa press suuqsadenews.com hargeisamedia.com Togaherer.com Hadhacnews.come   Ahmedyasin sh cumar...

Dallada SONYO Oo La Kulantay Garabka Dhalinyaradda ee Xisbiga KULMIYE + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Masuuliyiinta ugu sareeya Dallada Dhalinyaradda Heer Qaran ee SONYO oo uu hogaaminayo Gudoomiye Cabdul-casiis Siciid Saalax, Gudoomiye-ku-xigeenka Maxamed Jaamac Siciid, Xildhibaan...

Ciidamada Dab-damiska Caasimadda Hargeysa Oo Badbaadiyay Gabadh Uu La Dumay Suuli + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa maanta Abaaro 1:43 PM waxaa Qaylo dhaan Badbaado Nafeed ah laga soo sheegay Xaafada Jacmeeco Weyn ee...

Gudoomiyihii Gobolka Awdal Ee Madaxwayne Ku Xigeenku Shaqadii Ka Joojiyay Oo Ka Hadlay Shaqo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyihii gobolka Awdal ee shalay uu madaxwayne ku xigeenku shaqadii ka joojiyey Mustafe Shiine ayaa ka hadlay shaqo joojinta uu ku sameeyey...

Warsaxaafadeed-Hawo Ay Soomaaliya La Wareegaysaa Ma Jirto Heshiis Wali Laga Gaadhayna Ma Jiro

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Sida aynu la wada soconay waxa jiray wada hadalo u dhaxeeyay Soomaalilaan iyo Soomaaliya oo ku saabsanaa heshiis laga gaadho wixii...

Meel-ka-dhaca Maamulaha Madaarka Hargeysa waxay Dhaawacaysaa Haybada Dawladnimo

0
Waxa fajiciso iyo amakaag ku noqday shacabka Somaliland oo illaa Jimcihii aad loo hadal hayaa fadeexadii ka dhacday Madaarka Hargeysa ee sida masuuliyad darrada...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojiyay Badhasaabkii Gobolka Awdal Iyo Nuxurka Sababaha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka somaliland ahna ku simaha madaxwaynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu shaqadii kaga joojiyay...