Somaliland oo Si Weyn U Taageertay Heshiiskii Dhexmaray Israa’iil iyo Imaaraadka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Soamliland ayaa si weyn u taageertay heshiiskii dhexmaray Israa'iill iyo Imaaraadka Carabta. Somaliland ayaa ku biirtay Jarmalka, Masar, Baxrayn, Cumaan, Boqortooyada...

Khuburada Masar iyo Warbaahinta Dalkaasi oo Ka Hadlay Shakiga Itoobiya Ee Saldhiga Milateri Ee...

0
Qaahira (Hargeisa Press)- Qaar ka mid ah Khuburrada iyo Warbaahinta Masaarida ayaa ka hadlay dareenka shakiga ah ee dowladda Itoobiya ka muujisay Saldhig Millateri...

Somaliland: 3 Sano iyo 40 Jeedal oo Lagu Xukumayo Qofka Isticmaala Maandooriyaha

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaanada golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerka Maandooriyaha oo horyaalay golaha. Qodobada la ansixiyey ee xeerka ku jira ayaa waxa...
Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Maanta Maxkamadda Sare U Gudbinaya Dalab Uu Ku Wadiisanayo Inay Go’aan...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu Sabtida Maanta Maxkamadda sare u gudbiyo Dalab uu ku waydiisanayo...

Wasiir Ka Tirsanaa Maamul Goboleedka Puntland oo U Geeriyooday Coronavirus

0
Garoowe (Hargeisa Press)- Allaha u naxariistee waxaa saaka cistbitaal ku yaalla magaalada Garoowe ku geeriyooday wasiiru-dowlihii madaxtooyada maamul goboleedka Puntland, Marxuum Maxamed Xasan Ciise. Wasiirka...

Natiijada Doorashooyin Goboleedyada Itoobiya oo Laga Digay Inay Isku Dhacyo Sababaan

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Kooxda Xasaradaha Caalamiga ah ayaa ka digtay khatar isku dhacyo oo ka dhalan kara muranka doorasho ee u dhaxeeya dowladda...

Dalalka Afrika oo Bilaabaya Tijaabada U Adkeysiga Coronavirus

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Toddoba dal oo Afrika ku yaalla ayaa toddobaadka soo socda bilaabi doona tijaabada u adkeysiga Coronavirus, sida ay sheegtay Xarunta Xakameynta...

Wasiir Maareeye: Waxaan Soo Dhowaynaynaa In Somaliland Lala Midoobo oo Madaxtooyada La Siiyo

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay in ay soo dhowaynayaan midnimo markale dhexmarta Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiir Maareeye oo...

Abiy Ahmed oo Xabsi Guri Geliyay Wasiirkiisii Difaaca

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya, Lemma Megerssa, oo mar ay xulufo dhow ahaayeen ra’iisal wasaare Abiy Ahmed ayaa la geliyey xabsi guri,...

Garyaqaan Mubaarik Aar: Kuraasta Awdal Haysato Golaha Wakiilada, Waxa Ka Badan Inta Ay Haysato...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Mubaarik Ibraahim Aar oo ka mid ah gar-yaqaannada Somaliland ayaa ka hadlay Tabashada reer Awdal ka qabaan Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha...