Somaliland: 3 Sano iyo 40 Jeedal oo Lagu Xukumayo Qofka Isticmaala Maandooriyaha

0
2042

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaanada golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerka Maandooriyaha oo horyaalay golaha.

Qodobada la ansixiyey ee xeerka ku jira ayaa waxa kamid ah in qofka lagu qabto isaga oo Maandooriye isticmaalaya, maxkamadda horteedadana ka hor cadeeya lagu Xukumaayo saddex sanno ilaa laba sanno oo bilaa iib ah iyo afartan jeedal oo ciqaab ah.

Xildhibaanada ayaa badi diiday oo dood ka keenay in walxaha ka samaysan maandooriyaha aan loo isticmaali karin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here