Xoghaya Kaambaynka west of England ee X.kulmiye Mohamed Abdi Bbc oo dalka kusoo foodleh

0
Hargaysa-Hargeisapress Xoghaya Kaambaynka west london ee kulmiye Mohamed Abdi Bbc iyo xubno muhiim ah oo kasoo bixi doona dalka ingiriiska oo kusoo beegan maalinta arbacada...

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Gaadiid Loogu Talo Galay Ololaha Xisbiga KULMIYE Ku Wareejiyay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka qorshaynta Qaranka Somaliland ayaa gaadiid loogu talo galay ololaha KULMIYE ku wareejiyey gudoomiyayaasha degmooyin hoos yimaada gobolka Hawd. https://youtu.be/T7oSrSoHZb8

Salaadiinta Ugaasyada Cuqaasha Dhalinyarta Beesha Akisho oo Codkeeduu dhawaaq dheer ku sheegay inay siiyeen...

0
Salaadiinta Ugaasyada Cuqaasha Dhalinyarta Beesha Akisho oo Codkeeduu dhawaaq dheer ku sheegay inay siiyeen Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse biixi Cabdi https://youtu.be/p6vhSz1rPWE Suldaan Abshir xasan "codka akisho...

Salaadiinta aqoonyahanka culimada Beesha akisho oo Duco ku qabsaday Gobolka gabilay gaar ahaan deegaanka...

1
Gabilay(hargeisapress) Salaadiinta aqoonyahanka culimada Beesha akisho oo Duco ku qabsaday Gobolka gabilay gaar ahaan deegaanka daanyaale waxay ducadani kulmisay cuqaasha somaliland iyo ethopia ee beeshani...

Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkooda Oo Ay Faah-faahin Ka...

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Xubno ka tirsan guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta socdaal ku tagay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag,waxaana ay guddigani faahfaahin...