Somaliland oo Cambaaraysay Falkii Foosha Xumaa ee lagu Gubay Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah

Hargeysa-(HargeisaPress):Dawladda Somaliland ayaa si wayn u cambaaraysay falkii foosha xumaa ee lagu gubay Kitaabka Qur’aanka Kariimka eek a dhacay dalka Sweden. Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Mudane....

Wasiirka Warfaafinta oo Sheegay in Aanu ku Faraxsanayn Qarixii Muqdisho ka Dhacay Balse Hadalkiisa...

Hargeysa (HargeisaPress)–Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay in aanu ku faraxsanayn qaraxii sabtiidii ka dhacay...

Somaliland: Swift political settlement is the only way forward

Constitutional acts, relevant terms and charters have repeatedly been used and abused since Somaliland voted for her constitution in 2001. The rule of law...

Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-Furay Shir Caalami Ah Oo Lagu Qabtay Caasimadda Hargeysa + SAWIRRO

Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay shir caalami ah oo lagu lafo-gurayo, lagagana doodayo nabadda iyo dawlad-dhiska, kaas oo uu...

Siyaasi Cali Maxamed Warancade Oo Ka Hadlay Kulankii Madaxwaynaha Iyo Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka

Hargeysa,(HargeisaPress)–Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo ku hadlay afka xukumada islamarkaana ahaa xubnhii isku soo dhaweeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee jsl ayaa ka hadlay...

Somaliland: W. Qorshaynta Oo Ku Wargelisay Ururradda Aan Dawliga ahayn In Ay Is Diiwaangeliyaan

Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa shaacisay in ay dib u habayn ku samaynayso diiwaangelinta iyo shuruucda ururradda aan dawliga ahayn ee...

Badhasaabka Sool Oo Bulshadda Ku Hanbalyeeyay Munaasibadda Ciidul-Adxaa

Laascaanood (HP):Guddoomiyaha gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa guud ahaanba bulshadda Somaliland gaar ahaana gobolka Sool ku hanbalyeeyay munaasibadda Ciidul-Adxa. Waxaanu ALLE SWT uga baryay...

Wakiilka Somaliland u fadhiya Sweden oo soo saaray Dhambaal isugu jira hambalyo iyo mahad...

Stockholm,(HargeisaPress)-Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays, ayaa Shacbiga iyo Dawladda Somaliland ku hambalyeeyey sanad-guurrada 30aad ee ka soo wareegtay dib ula...

Hargeysa: Tababar Loo Furay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Warfaafinta +SAWIRRO

Hargeysa,(HargeisaPress)–Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa maanta tababar ku saabsan foomamka qorshaynta iyo qiimeynta hawlqabadka shaqaalaha u...

Madaxweyne ku-xigeenka JSL Oo Ka Qayb-galay Shir-weynaha Haweenka Ee Doorashooyinka +SAWIRRO

Hargeysa,(HargeisaPress)– Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad loo qabtay haweeen weynaha Somaliland ee qaybta ka ah...

Latest News