Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur

0
Borama , (HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland sareeye guuto Maxamed Cismaan Xudhuun, ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo ka  dhacay degmada lughaya ee gobalka...

Shirkadda Daabacaada Xayeysiiska Ee SAGALJET Oo Wacdaro Ka Dhigtay Carwada Bandhiga Buugaagta Ee Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkada daabacaada xayeysiisyada ee Sagaljet ayaa si weyn uga qayb gashay carwada buugaagta ee ka soocota magaalada Hargeysa.   Buugaagta ay shirkada Sagaljet daabacday...

Magaalooyinka Burco,Berbera,Borama,Ceerigaabo Iyo Laascaanood Oo Si Wayn Looga Ciiday

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Sida looga ciiday magaalooyinka Burco,berbera,borama,laascaanood iyo ceerigaabo ayaa waxay noo sheegeen in si wayn looga tukaday salaada ciidal fidriga isla markaana si...

TOG-DHEER: UGU YARAAN 5 QOF, AYAA KU NAF WAAYAY HALKA ILAA 8 QOFNA AY...

0
 Burco, (HargeisaPress) — Ugu yaraan 5 qof, ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen  halka ilaa 8 ruuxna ay ku dhawaac meen   shil...

Daawo Muuqaal: Somaliland: Guryo Cusub oo Loo Dhisay Danyarta Caasimadda

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland  Md Cabdiraxmaan cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray Dhismayaal cusub oo ah guryo loo dhisay qaar...

BERBERA: Ganacsato Cabasho Ka Muujiyay Shirkadda Kontenariska Perma Container Line

0
Berbera, (HargeisaPress) — Shirkadda Kontenariska Qaada ee Perma Container Line  oo kamid ahayd shirkadaha ka shaqeeya dekado  kala duwan oo ay kamid tahay dekada...

Hargeysa: Darawal Gaadhi Jiidhsiiyay Askari Taraafik Ah + SAWIRRO

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Galinkii hore ee Isniinta maanta ayuu nin Taraafik ah Gaadhi Vitz ah ama bulshadu u taqaan DUKHAAN-ka ahi ku jiidhay Badhtamaha...

18 May: Xaflad Balaadhan oo lagu xusayay 18 May ayaa ka Dhacday Liverpool UK...

0
Liverpool, (HargeisaPress) —Xaflad balaadhan oo lagu qabtay magaalada Liverpool iyadoo lagu xusayo 24 guuradii kasoo waareegtay markii ay Somaliland Dib ulasoo noqotay xornimadeedii ,Xafladan...

Suldaanka Beesha Subeer Awal Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Komishanka Doorashooyinka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi,oo ka mid ah Madaxdhaqmeedka Somaliland,ayaa taageray Gudida Doorashooyinka wakhtiga ay ku qaban karaan doorashada Madaxtooyada iyo Wakiilada....

Markab Sida Qaxoonti Yemen Ka Yimid Oo Dekedda Berbera Ku Soo Xidhay

0
Berbera, (HargeisaPress) —Markab siday Qaxootigii ka soo qaxay dagaalka Yemen oo xalay ku soo xidhmay dekadda Berbera, ayaa la dajiyey goobo loogu tallogalay inay...