Aguero oo Noqday Laacibka ugu Degdega Badan ee 100 Gool Premier League ka Dhaliyay...

0
HargeisaPress —Sergio Aguero, ayaa noqday laacib sida ugu degdega badan horyaalka Ingiriiska kaga dhaliyay 100 gool, kadib markii uu goolkiisii boqolaad horyaalka ka dhaliyay...

Arsene Wenger oo ka Werwersan inuu Markii u Horraysay Champions League Boos ka Waayo

0
HargeisaPress —Tababare Arsene Wenger, ayaa markii u horraysay qirtay inay halis ugu jiraan inay boos ka waayaan afarta kooxood ee horyaalka ugu sarreeya, taasoo...

Sports: Messi oo Dhaliyay Goolkii 500-aad Mudadii uu Garoomada Kubbadda Cagta ku Jiray iyo...

0
HargeisaPress —Lionel Messi, ayaa dhaliyay goolkiisii 500-aad mudadii uu garoomada ku jiray, kaasoo uu ka dhaliyay kulankii Valencia 2-1 kaga badisay Barcelona ee sababay...

Hodgson oo Dhibaato u Arka in Man City iyo Liverpool Gaadhaan Final-ka Ciyaaraha Yurub...

0
HargeisaPress —Tababare Roy Hodgson, ayaa sheegay inay xulka England guul-darro u tahay haddii Man City iyo Liverpool gaadhaan Final-ka koobabka Champions League iyo Europa...

Cristiano Ronaldo oo Noqday Laacibka Real Madrid ugu Safashada Badan Xilli-ciyaareedkan iyo Warar kale

0
HargeisaPress — Cristiano Ronaldo, ayaa noqday laacibka keliya ee joogtada uga qaybgalay kulamada Real Madrid xilli-ciyaareedkan yeelatay, taasoo ka caawisay inuu dhaliyo inta badan...

Daawo Muuqaal: Xogo Ku Saabsan Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda cagta Somaliland Mud Cabdilahi Khayre Cawaale (Gacal) ayaa  warbixin ka bixiyey shaqada xidhiidhka kubadda cagta Somaliland.               Gudoomiye Gacal oo...

Pep Guardiola Signs 3-Year Deal with Manchester City

0
Guardiola had announced in December that he would be leaving Bayern Munich after this season. U.K.’s Manchester City football club has confirmed that Pep Guardiola...

$1 Million of FIFA Funds Go Missing from Guatemala’s Fedefut

0
ZÜRICH — Guatemalan soccer officials were among the world bosses who have been embroiled in the corruption scandal swirling around FIFA. Almost US$1 million in FIFA soccer...

Tababare Jose Mourinho Oo Caawa laga Eryay Shaqadii Kooxda Chelsea iyadoo lagu beddelay...

0
HargeisaPress — Maamulka Sare ee Kooxda Chelsea oo Britain ka dhisan ayaa si rasmi ah maanta shaqadii uga eryay tababare Jose Mourinho, kaddib kooxda...

Yaya Toure Oo Ku Guuleystay Abaal-Marinta BBC-Da Ee Cayaartoyda Afrika Ee 2015-Ka + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Yaya Toure ayaa ku guulaystay in uu noqdo cayaaryahanka kubadda cagta africa ee sanadka 2015 ee BBC ay bixiso.Cayaaryahanka 32 jirka qadka...