Jamei Vardy oo u Quus Gooyay Wenger Markii uu Kordhiyay Heshiiskiisa Leicester City

0
HargeisaPress —Jamei Vardy, ayaa qallinka ku duugay heshiis cusub oo uu afarta sanno ee soo socda kula joogi doono Leicester City, taasoo guud ahaan...

Kabtanka Xulka Hungary ee Balazs Dzsudzsak oo Rikoodh ka Dhigay Ciyaaraha Euro 2016-ka

0
HargeisaPress —Kabtanka Hungary ee Balazs Dzsudzsak, ayaa rikoodh cusub ka dhigay koobka qaramada Yurub ee Euro 2016-ka oo France ka socda, kadib markii uu...

Sweden: Ciyaartoy Kaadhka Cas ku Qaatay Dhacdadii ugu Xumayd Kubbadda Cagta

0
HargeisaPress —Ciyaartoy Sweden u dhashay, ayaa kaadhka Cas la siiyay markii uu ku kacay dhacdadii ugu foosha xumayd inta taariikhda kubbadda cagta laga ogyahay,...

Isku-aadka Warreega 16-ka ee Ciyaaraha Qaramada ee Euro 2016-ka oo la Shaaciyay

0
HargeisaPress — Isku-aadka warreega 16-ka ee Euro 2016-ka oo la shaaciyay ayay ciyaarta ugu adag dhex-mari doontaa Spain iyo Talyaaniga, halka Ingiriisku kala ciyaari...

Vicente Del Bosque oo ka Dayriyay Awooda Rigoore Dhalineed ee Laacibiinta Spain iyo Warar...

0
HargeisaPress —Tababare Vicente del Bosque, ayaa xaqiijiyay inuu ka walaacsan yahay awooda rigoore dhalineed ee laacibiinta Spain, markii Ramos khasaariyay rigoore loo dhigay kulankii...

Daawo Kooxda Real Madrid Oo Caawa U Dabaaldegeysa Hanashada Koobkeedii 11aad Ee Champions League.

0
HargeisaPress —Real Madrid ayaa hanatay koobkeedii 11aad ee Champions League ka dib markii ay rigoroe 5-3 ku garaaceen kooxda Atletico Madrid kulan xamaasad lahaa...

Jose Mourinho: Man Utd confirm former Chelsea boss as new Manager

0
HargeisaPress —Jose Mourinho has been officially confirmed as Manchester United manager and has signed a three-year contract.He replaces Dutchman Louis van Gaal, who was...

Shabakada Ciyaaraha Spain Ee Marca Oo Shaacisay Abaal-marinta Sanadlaha Ah Ee Horyaalka Spain

0
MADRID, (HargeisaPress) —Shabakada ciyaaraha wadanka Spain ee Marca ayaa shaacisay abaal marinta sanadlaha ah taas Oo Sanad kasta sameysa cod bixin loogu talo galay...

Nigeria: Garsoore Loo Doortay inuu Ciyaar Dhex-dhexaadiyo isagoo 3 Bilood sii Mootan!!!

0
HargeisaPress — Faddeexad ayaa gilgishay horyaalka Nigeria, kadib markii xidhiidhka dalkaas ciyaar horyaalka ka tirsan u doortay inuu dhex-dhexaadiyo garsoore muddo hore dhintay, taasoo...

Wayne Rooney oo Hoggaaminaya Laacibiinta ugu Qanisan Guud Ahaan Dalka Ingiriiska

0
HargeisaPress —Wayne Rooney, ayaa hoggaaminaya liiska laacibiinta ugu taajirsan ciyaartoyga ka soo jeeda Britain iyo kuwa ka ciyaara, sidaana waxa lagu sheegay warbixin uu...