Agaasimaha Horn Cable oo la dardaarmay Saxaafada iyo Xisbiyada Qaranka Somaliland

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Agasimaha Horn Cable Tv Maxamad Cabdi Ilig oo la dardaarmay saxaafadda iyo xisbiyada qaranka Somaliland, Agaasime ilig oo maanta ka hadlayay Casuumad...

Dhamaan Shacab-Weynaha Reer Gabiley Waxa La Ogeysiinayaa Iney Qaataan Kaadhka Cod-Bixinta Ee Dhawaan...

0
Dhambaal  ku  aadan  muwaadiniinta  reer  gabiley  dhamaantood  meel  kastooy  ku  sugan  yihiin  haday  tahay  qol-qol  iyo  qurbaba  inta  is  diwaan-galisey  ee  magacoodu  ku  jirto ...

HAMBALYO MEHER: Deeq Abiib Diiriye & Ayaan Muxumed Muumin oo Maanta Meherkoodu ka dhacay...

0
HargeisaPress —Guddoomiye Ku-xigeenka gollaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, Agaasime Cabdikarriim Xinif, Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe),Abiib Diiriye Nuur,Janaraal Maxamed Xasan Cabdilaahi(jidhif) Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil(Weedhsame)...

Xildhibaanada Mooshinka Ku Baaqey Ee Gabiley Xaalkoodu Waa (Dhurwaagii Roobku Ku Onkodey Ee Meeluu...

0
Adeer  hadaanu  reer  gabiley  nahay  ka  yeeli  mayno  ruuxna  inuu  fadqaladeeyo  amuuraha  caamka  ah  taasi  waxaan  uga  socdaa  Mudanayaasha  xiligan  mooshinka  ku  baaqayaa  miyaaney ...

HAMBALYO MEHER: Cabdiraxmaan Cilmi Kaahin iyo Hoodo Cabdiraxmaan Khaliif oo Maanta Meherkoodu ka dhacay...

0
HargeisaPress —Mulkiilaha Guud ee Shirkada Seed Company Axmed Xasan Seed Maamulka Hawlwadeenada kala Duwan iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed Company,ee Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisuba...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Xuska Maalinta 26 Juun,Wada Hadaladii Somaliland Iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —26kii Juun 1960 ayey gobolladii la isku oran jiray waqooyiga Soomaaliya waxay xorriyadooda ka qaateen gumaystihii Ingiriiska, waana maalintii ugu horaysay ee...

Masuuliyiinta Dalladda SONYO oo Shacabka ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga iyo Xuska 26-ka June

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta ugu sareysa Dalladda Dhalinyaradda Heer Qaran ee SONYO gudoomiye Cabdicasiis Siciid Saalax iyo Agaasime Cumar Cismaan Miigane waxa ay munaasibadda ciidul-fidriga...

Daawo Qaabkii Looga Ciiday Magaalada Borama Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Salaadii Ciida...

0
Borama, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta salaadii ciida al tukaday shacabka magaalada Borama. https://youtu.be/dcbIdOYI-CY Halkan hoose ka...

HAMBALYO MEHER: Maxamed Cabdiraxmaan Jibriil iyo Kaltuun Axmed Muxumed+ SAWIRRO

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan...

Warbixinaha Xiisadda Khaliijka 20 June (Xoolihii Noolaa ee Qatar oo Daaqii Loo diiday)

0
HargeisaPress —Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qadan doona xiisada siyaasadeed ee u dhexaysa dalalka Carabta qaarkood iyo Wadanka Qatar. https://youtu.be/hBQRPZwCLN4 HargeisaPress News Desk — Hargeisa info@hargeisapress.com