HAMBALYO MEHER: Deeq Abiib Diiriye & Ayaan Muxumed Muumin oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Magaladda Hargeysa + SAWIRRO

0
2348
DEEQ ABIIB DIIRIYE & AYAAN MUXUMED MUUMIN

HargeisaPress —Guddoomiye Ku-xigeenka gollaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, Agaasime Cabdikarriim Xinif, Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe),Abiib Diiriye Nuur,Janaraal Maxamed Xasan Cabdilaahi(jidhif) Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil(Weedhsame) Gudoomiyaha ururka qareenada ee Somaliland Mohamed Mohamoud Hashi (timo), Xildhibaan Halac dhagoole, Farxaan Xuseen Khaliif(Heelo),Axmed –Daahir, Suldan Xasan, Tamaje, Maxamed Xuseen Cashuur, Foosi Xasan, Maxamed Maxamuud Xirsi Carwo, Cabdikhaaliq Awal Bari, Shacayb Muuse Alaale, Cumar Sheekh , Abshir Digaale, Axmed Caydiid Sheekh Cabdilaahi, XAxmed Dayib Guray Faysal Bagaase,Cabdiraxmaan Quule,Good Cabdilaahi Good,CawaaleWaxa ay halkan Dhambaal Hambalyo oo qiima badan hawada u marinayaan Meherka DEEQ ABIIB DIIRIYE & AYAAN MUXUMED MUUMIN,oo maanta Meherkoodu ka dhacey Huteelka Summertime Green Plaza magaaladda Hargeysa,30/6/2017  Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

……………………………………………………………………………………………

Mulkiilaha Guud ee Shirkada Seed Company Axmed Xasan Seed Maamulka Hawlwadeenada kala Duwan iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed Company,ee Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisuba Waxa ay halkan Dhambaal Hambalyo oo qiima badan hawada u marinayaan Meherka DEEQ ABIIB DIIRIYE & AYAAN MUXUMED MUUMIN,oo maanta Meherkoodu ka dhacey Huteelka Summertime Green Plaza magaaladda Hargeysa,30/6/2017  Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

……………………………………………………………………………………………

Waxa kale oo halkan Dhambaal Hambalyo ah uga Diraya Meherka DEEQ ABIIB DIIRIYE & AYAAN MUXUMED MUUMIN.

Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka DEEQ ABIIB DIIRIYE & AYAAN MUXUMED MUUMIN,oo maanta Meherkoodu ka dhacey Huteelka Summertime Green Plaza magaaladda Hargeysa,30/6/2017  Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

Halkan hoose ka Daawo Sawiradda Meherka

 

LEAVE A REPLY