Madaxa Save The Children Iyo Wasiirka Maaliyadda Oo Xadhiga Ka Jaray Biyo gelinta Ilinta...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxa haya’dda caalamiga ah ee Save the children ee Somaliland/Somaliya mudane Xasan Nuur Saadi iyo Wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland  marwo Samsam Cabdi...

Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Oo Ka Hadlay Xaaladda Qalafsan Ee Ka Taagan Golaha Wakiilada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Siyasiyiinta madasha wadatashiga oo Hargeysa kulan ku yeeshay ayaa ka hadlay xaaladda qalafsan ee ka taagan golaha wakiilada Somaliland iyo murranka ka...

DAAWO: Xildhibbaan Cabdiraxmaan Talyaanle oo Hada Ku Dhawaaqey in uu Yahay Guddoomiyaha Xaqqa ah...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Talyaanle) oo ka mid ahaa Murashaxiintii Maanta u tartantay guddoomiyenimada Golaha Wakiilada Somaliland oo hada la hadlay warbaahinta, ayaa...

Xisbiga Waddani Laantisa Malta Oo loo doortay Abdikariim Mohamed Muhumed + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Laanta Dalka Malta Ayaa loo doortay Abdikariim Mohamed Muhumed ah nin dhalinyaro oo Aqooon iyo waayo aragnimo Siyaasada. Kulamo gooni-gooniya...

Xogyihii hore ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Hambalyeeyay Orodyahanka Mo Farah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xogyihii hore ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi ayaa si weyn ugu diirsaday guulaha is daba jooga ah...

Magaalada Hargeysa Oo Si Weyn Looga Dareemayo Buuxinta Jagadii Uu Baneeyay Cabdiraxmaan Cirro Iyo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa magaalada Hargeysa laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq siyaasadeed ee khuseeya buuxinta jagadii gudoomiyaha Wakiilada Somaliland ee uu baneeyey Cabdiraxmaan Cirro,waxaana loolan adagi  uu dhex...

Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Geedbalaadh ee Gobolka Gabiley

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Warshadaha Somaliland Ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Geedbalaadh + Shacbiga Degmadaasi Ayaa Muujiyey Dareenkooda Rabiitaanka Xisbiga Kulmiye. https://youtu.be/FSgPo3fdqgA

Xukuumadda Somaliland Oo Mar Kale Go’aan Cusub Kasoo Saartay Kiniisad Hargeysa Dib Looga Furey...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa go’aan adag mar kale kasoo saartay kiniisad Hargeysa laga furay taas oo muran badan ka dhalatay,waxaana ay gabi ahaanba albaabada...

Xildhibaan Xasan Shahar Oo Daadafeeyay Hadalo Xanafleh Oo Kasoo Yeedhay Ismaciil Yare

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xildhibaan Xasan Cali Cabdi (Xasan Shahar) oo ka mida golaha deegaanka Hargeysa ayaa Daadafeeyay Hadalo Xanafleh Oo Kasoo Yeedhay Ismaciil Yare. https://youtu.be/oV2Q5TycLxY

HAMBALYO AROOS: Sacad Sheekh Muuse iyo Niciima Muumin + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Gudoomiyaha HargeisaPress Ahmedyasin sh cumar ahmed, Naasir Aadab nawaa Mohamed cadi sheekh Mustafe abdirahman Happy...