Xukuumadda Somaliland Oo Mar Kale Go’aan Cusub Kasoo Saartay Kiniisad Hargeysa Dib Looga Furey Oo Murran Badan Dhalisay

0
1156

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa go’aan adag mar kale kasoo saartay kiniisad Hargeysa laga furay taas oo muran badan ka dhalatay,waxaana ay gabi ahaanba albaabada u laabtay kiniisadaasi.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY