Baaq taageero ah Suldaan Guud ee beesha Subeer Awal

0
Hadaanu nahay beesha Subeer Awal ee degan wadanka UK Gaan ahaan magaalada Bistol , waxaan hiil iyo hooba ku tageerenaa suldanka guud ee beesha...

Dib u dhaca Doorashada Waxaa Iska Leh Komishankii Hore Iyo Xisbiga Wadani

0
Somaliland waxay ahayd inay ka qabsoonto labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Baarlamaanku sanadkan aynu ku jirno badhtankiisa, balse waxaa ku yimi dib u dhac,...

Boorama Go,doon Bay Ku Jirtay Xukuumada Siilaanyo Horteed

0
Boorama waxay ka mid tahay magaalooyinka waa weyn ee Somaliland waxaana  ku taalada jaamacada  Camuud  oo kamida jaamacaha waa weyn ee uu leeyahay dalkani...

Baaq taageero Suldaanka guud oo ka soo Baxaybeesha Suber awal ee yurub

0
Oslo Norway Anigoo ah suldaanka beesha guud ee beesha suber awal ee yurub waxaan halkan ka cadaynaya inaanu taageersanahay suldaanka guud suldaan xasan iyo...

Aroos Wacan: Bahda Shabakadda HargeisaPress Waxay Hambalyo u Dirayaan Abshir Aw Gaas iyo Ayaan...

0
HargeisaPress  —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax...

La kordhiye yaa loo kordhiyay….kordhinta dambena yaa loo kordhinayaa? Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

0
"Xilligu waa goor-xun saar, Gegaa lagu dheelayaa, Shacbigu ka-garsoore yahay, Waxaa guul sheegan kara, Cidday u gartaan iyagu, Haddaad tahay guur-u-meer, Garaabo adoon qub-qubin, Adoon ummadda isku gubin, Dadweynaha soo gab yidhi, Waxaad...

Siilaanyo muu jidayn muddo kordhinta, mana laha eeda haatan taagan.

0
Madaxweyne siilaanyo oo dalka madaxweyne u ahaa mudo haatan ku dhow shan sano ayaa ah madaxweynihii ka run sheegay balanqaadyadii uu sameeyay kolkii uu...

Mudo kordhin wax lagu hagaajinayo waxba qaldi mayso !

0
Sida aynu ogsoonahay qaranka jamhuuriyada Somaliland waxa uu soo maray maraxalado kala duwan oo mid walba lahaa hadimooyinkooda, hawshooda iyo dhibtoodaba Iyada oo naf iyo...

Isticmaalka Lacagaha-Qalaad (Dollarization) Iyo Dhaqaalaha Somaliland Warsame M. Axmed Bare Cilmiga Dhaqalaha Ah

0
Somaliland waxa ay mar labaad xornimadeedii la soo noqotay 1991-kii. Isla markaana, dhaxashay nidaam-dhaqaale iyo mid siyasadeed oo ibtilaysan. Xidhiidhka shacabka iyo dawladda ee...

Gudaha Ka Akhri ;Maanso Cusub Ee ‘Maxaa Daahay Abaalo’ Iyo Abwaan Sacad X, Maxamuud...

0
Maansadan Waxaa Tiriyay Abwaan Sacad X, Maxamuud Gadhle oo Kamida Abwaanada Dhalinyarada ah Mudana ka mid ahaa bahda sugaanta. maansadan kooban oo abwaanku ugu...