Arimaha Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha In La Siyaasadeeyo Ma Wanaagsana – Qalinka: Amiin Cabdilaahi Xaashi

0
Dhalinyaradu waa lafdharta Dalka waana qaybta ugu badan bulshada. Waxaan Hambalyo iyo Dhiirigalinba hawada u marinaynaa Dhamaan Dhalinta Ciyaaraha iyo Kooxaha kala duwan ee ...

Maxay ka wadahadleen Guddida Doorashooyinka iyo Guddida Diiwaan-gelintu?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay Guddida Diiwaangelinta ururrada siyaasadda iyo ansixinta xisbiyada qaranka dalka. Kulanka, ayaa waxay labada...

Wefti sare oo ka socda dalka Mareykanka oo Somaliland soo gaadhay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wefti heer sare ah oo ka socday dalka Mareykanka oo booqasho shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland, si loo xoojiyo iskaashiga amniga...

HAMBALYO AROOS: Sacad Sheekh Muuse iyo Niciima Muumin + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Gudoomiyaha HargeisaPress Ahmedyasin sh cumar ahmed, Naasir Aadab nawaa Mohamed cadi sheekh Mustafe abdirahman Happy...

Shirka Womenintech2018 ee Somaliland ka qabsoomay waxaa furay Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta Somaliland

0
Hargeisa - Munaasabad loogu magac daray Womenintechweek2018 ayaa caawa Hargeisa ka qabsoontay, waa munaasabad ka mid ahayd mid dunnida oo dhan caawa ka wada qabsoontay oo ay...

Sahra Axmed Jaamac oo Hargeysa ku geeriyootay iyo Qayb ka mid ah Taariikhdeeda Qofeed...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Alla ha u naxariisto Fanaanadda caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac oo fanka ku jirtay nusqarni kana mid ahayd foolaadka fanka iyo dhaqanka...

Wasaaradda Daakhiliga JSL oo Taliyayaasha Ciidamada Kala Shirtay Adkaynta Amniga Gudaha iyo Xuduudaha

0
Hargaysa (HargeisaPress)–Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee dalka kala shirtay adkaynta amniga gudaha iyo kor-u-qaadista xuska maalinta Qaran ee 18...

GABILAY IYO SALAL MAHA KUWO KA HOR IMANAYA QARANKAN SOMALILAND EE REER AWDAL HALA...

0
Waxa baryahan danbe soo baxaya cabashooyin ka imanaya goboka Awdal dadka ka soo jeeda oo ah lafdhabarta somaaliland haana kuwii dhidibka u taagay qarankan...

Wasiir Mareexaan oo Golaha Wasiirrada u soo bandhigay qabyo-qoraalka xeerka warbaahinta

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland, Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa shirkii 132aad ee golaha wasiirrada u soo bandhigay...

Somaliland iyo Mareykanka oo ka wadahadlay heshiiska Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti ka socda Dowladda Mareykanka oo uu hoggaaminayo Ambassador Richard...