Safiiradda Caalamka oo balanqaaday inay la shaqaynayaan Somaliland si loo-xoojiyo dimuquraadiyadda
Hargeysa (Hargeisa Press)- Diblumaasiyiinta iyo Safiiradii ka socday dalalka adduunka ee goobjooga ka ahaa doorashooyinkii isku sidkanaa ee shalay ka dhacday Somaliland, ayaa waxaa ay...
Maamulka Caalaminews.com oo Akhristayaashiisa ka Raali Galinayaa Muddo 24 saac ah oo Shaqo ka...
Maamulka Guud ee Shabakada Caalaminews.com Waxay ka Raali galin ka Bixinayaa 24 Saac oo Shabakadu Hawada ka Maqnaanayso iyada lagu Xidhi Doono Server Wayn...
TALOOYINKA AXMED CAWRO EE XISBIGA KULMIYE By : Ahmed Arwo
Waxaan jecleystay inaan dib u eego taloyiin aan u gudbiyey Shirweyni Kulmiye ee 2007. waa xusuus mudnaanteeda leh, iyadoo aynu ku jirno dhammaadkii muddadii talada dalka...
Wada-hadaladii Itoobiya iyo Soomaaliya oo natiijo la’aan ku soo dhamaaday
Ankara (Hargeisa Press)- Wadahadaladii u dhaxeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya ee ka socday dalka Turkiga, ayaa ku soo idlaaday natiijo la’aan, iyadoo aan wax heshiis...
Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland oo xilkii la wareegay + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha cusub ee ay dhawaan doorteen shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), iyo ku-xigeenkiisa, Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta xilkii...
Heestan Waxa layidhaa dhalanteed Waana baydka Kowaad By: Mujaahid Cabdi Muxumed Yuusuf (Cabdi Madoobe...
HargeisaPress — Heestan waxa layidhaa dhalanteed ?1. dhalin wada cawaysoo dhawrsooni sheekada isku dhaafsanlayd iyo dhaqankiyo xishoodkii waxa dhaawacee dilay wiil dhiranoo raba dhibyaraan...
Webiyada adduunka oo wajahay sanadkii ugu qallanaa muddo soddon sano ah
Geneva (Hargeisa Press)- Qulqulka webiyada adduunka, ayaa hoos u dhacay heerkii ugu hooseeyay abid sannadkii hore iyada oo ay jirto kulaylkii rikoodhka ahaa, taas oo...
Maayarka Gabiley oo heshiis la saxeexday Shirkad Mareykan ah
Gabiley (Hargeisa Press)- Maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cabdi Cumar, ayaa waxaa uu heshiis muhiim ah la saxeexday Hay’ad Mareykan ah oo lagu magacaabo IHS.
Heshiiska,...
Somaliland oo Xasan Sheekh ku eedaysey inuu ka dambeeyo dagaalka Qorilugud
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay sheegtay in kooxaha Huwanta iyo argagixisada bariga Magaalada Laascaanood ay weerar ku soo qaadeen dadka shacabka...
Somaliland oo ku celisay inay ka go’an tahay fulinta heshiiska Itoobiya
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay sheegtay in ay ku adkaysaneyso inay sii waddo heshiiska is-afgaradka ah ee ay la gashay dowladda...