Doorka Barnaamijka Xisbiga WADDANI ee Xakamaynta Tahriibta:

0
Tahriibtu, waa aafooyinka qaran ee muddooyinkii danbe sida aadka ah inoo saameeyey, waxa maalin walba badaha iyo Saxaraha Liibiya ku dhinta dhallinteennii, xoogeennii, ubadkeennii...

Gorfayn – Ku Saabsan Qorista: Sooyaalka Xirfadda – W/Q. Mukhtaar Xasan Maydhane

0
Qoraalku mar waa sooryo. Maankaaga aragtiyaha ku cukan iyo warka ceegaaga markaad qalinka ku dareeriso waxaad ugu talogelaysaa waa inaad ku soorto akhriste jooga meel...

Somaliland oo cambaareysay gardarrada Maamulka Muqdisho ka waddo Qorilugud iyo Buuhoodle

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, ayaa si adag u cambaaraysey gardarrada ay xukuumadda taagta daran ee Muqdisho...

Guddoomiyaha KULMIYE oo shacabka ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Cismaan Cige Cigaal oo Burco ku...

0
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga...

Madaxweyne Biixi oo sheegay in dhawaan la as-aasi doono Somaliland Airlines

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay hirgalinayso shirkada diyaaradaha ee Somaliland Airlines. Madaxweynaha oo qudbad sannadeedii dastuuriga ahayd ka horjeediyay baarlamaanka,...

Saaxiibadii Naftooda Ku Waayay Weerarki Nairobi

0
NAROBI, kenya —Ugu yaraan 21 qof ayaa ilaa iyo iminka la rumeysan yahay inay ku dhinteen weerarkii Al Shababaab ay ku qaadeen dhismaha Dusit D2...

Xukuumadda Somaliland oo walaac ka muujisay maxaabiista Soomaaliya gaysay Muqdisho

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay walaac xoogan ay ka muujisey Maxaabiistii ku xidhnaa Magaalada Laascaanood ee ay Soomaaliya gaysay Magaalada Muqdisho. Xukuumadda...

Xisbiga KULMIYE oo cududiisa taageero kusoo bandhigay gobolada iyo degmooyinka dalka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xisbiga midnimada iyo horumarka Somaliland ee KULMIYE, ayaa maanta dhoolatus aad u weyn oo uu kaga qayb galayo ololaha doorashada ku...

Caalam Islaam Muxuu Yahay, Ma Se Jiraa?. Cabdifataax Xasan Barwaani

0
Weedha ah "Caalam Islaam ama Dunida Muslinka" oo aynu in badan maqalno, had iyo jeeraale, weliba aynu ka maqalno dadka wadaaddada ah. Maxaa loola...

Raali Galin Ku Socota Akhristeyaasha HargeisaPress

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maamulka Shabakadda HargeisaPress.com, wuxuu si xushmad iyo qadarini ku dheehan tahay Akhristeyaashiisa uga raali galinayaa Muddo kooban oo Website-ka Cilad farsamo...