Tacsi Marxuum Cabdi Maxamed Faarax Oo 03.07.2015 Ku Geeriyooday, Laguna Aasay Magaaladda Burco.

0
Annaga oo kala ah dadka hoos ku qoran waxa aanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa guud ahaan qoyska reer Muuse Guun, gaar ahaan reer...

Muwaadin Kastaa waa Safiir Dalkiisa Wanaaga ku Metela! Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed

0
Todobaadkan horraantiisii ayay ahayd markii Muwaadinka dhalinta yar ee reer Somaliland uu isaga oo iskii isu Xilqaamaya intuu Baaskiillkiiisii diyaarsaday, oo uu is diiwaan...

Diiwaan Galintii Madaniga Ahayd Oo Noqon Wayday Sidii Wasaarada Arimaha Guduhu Ballan Qaaaday.

0
Bismilaah; waxa beryahanba isasoo tarayay hadalada sheegaya in ay bilaabmi doonto diiwaan gacalintii codbixiyayaasha doorashoyinka Somaliland, yadoo dalku diiwaan galin hore galay oo ahayd...

SOCDAALKA MADAXWAYNE SIILAANYO IYO SAFARADDA BOQORADDA CARABTA. Drs. Hoodo Yusuf.

0
Sida  xeerarkoodu  qeexayaan  , Boqoradda Carabtu   ’ Arab Sheikhs & Kings “ waxay iska  leeyaheen Dadka, Dalka,  Hantida &  khayraadka  ku jira dalalka ay...

Safarka madaxweynuhu ma dalxiis iyo damaashaadba mise waa dardargalin iyo dib u eegis!

0
Caawa 06:30 maqrib nimo waxa dib ugusoo laabtay magaalo madaxda dalkan Somaliland madaxweynaha dalka md; axmed maxamed maxamuud siilaanyo oo maalmihii ugu danbeeyay ku...

Waa arin Fiican in Xisbiga KULMIYE uu Musharax Madaxwayne ka Dhigo Prof Axmed...

0
Fursad muhiima ayay utahay xisbiga kulmiye in uu musharax madax wayne kadhigo profer Axmed ismaciil samatar waana arin la odhan karo waa taariikhi waana...

Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo u Dirayaan Meherka Mukhtaar Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Ayaan...

0
Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxman, Hooyo Maryan Cali Xirsi, Cabdirisaaq Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxman, Samatar Suldaan Cabdilaahi...

Dahabshiil wuu Daryeelay Danyartee Allow Duunyada u daa By: Hamze Khaddar

0
Soomaalidu waa dad fahmi waayay ilaa hadda dhibaatada haysata iyo xalkeedaba, waa dad ka ilbixi waayay rubuc qarni cudurka kala dilay ee kala kaxeeyay,...

Waa Gob iyo Caadkeed By: Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed

0
Gobanimada, Sharafta, Soo Dhaweynta, Qadarinta Xididka iyo Xurmayntoodu waa mid Asiil ah oo ay dhaqan iyo Caado soo jireen ah u leeyihiin Ummada Sharafta...

Habacsanaanta Soo Dhowayntii Madaxwayne Ee Burco Madaxwayne Naga Bedel Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmadaba

0
Waxa wax lala yaabo ah runtii ka war qab la’aanta imaanshaha madaxwaynaha Somaliland ee gobolka togdheer taas oo ay ka masuul yihiin masuuliyiinta gobolka...