Tacsi Marxuum Cabdi Maxamed Faarax Oo 03.07.2015 Ku Geeriyooday, Laguna Aasay Magaaladda Burco.

0
1019

Annaga oo kala ah dadka hoos ku qoran waxa aanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa guud ahaan qoyska reer Muuse Guun, gaar ahaan reer Axmed Xusseen Muuse Ubadka iyo Oorida uu ka baxay Marxuum Axmed Xusseen Muuse oo 03.07.2015 ku geeriyooday, laguna aasay magaaladda Burco ee gobolka Togdheer.

Dadka tacsida dirayaa waxay kala yihiin:

  1. Maxamed Axmed Maxamed (Xuub) iyo Qoysaskiisa.
  2. Cabdirisaaq Cismaan Fadal iyo Qoyskiisa.
  3. Cabdillaahi Saleebaan Bidde iyo Qoyskiisa.
  4. Daahir Warsame Yuusuf iyo Qoyskiisa.
  5. Carraale Diiriye Awguuleed iyo Qoyskiisa.
  6. Cismaan Cabdillaahi Sool iyo Qoyskiisa.
  7. Axmed Diiriye Awguuleed iyo Qoyskiisa.
  8. Cabdillaahi Xasan Mataan iyo Qoyskiisa.
  9. Ismaaciil Axmed Maxamed iyo Qoyskiisa.
  10. Muuse Jaamac Maxamed iyo Qoyskiisa.
  11. Axmed Ismaaciil Yuusuf iyo Qoyskiisa.
  12. Yuusuf Axmed Xasan iyo Qoyskiisa.
  13. Axmed Maxamed Faarax iyo Qoyskiisa.
  14. Cabdi Maxamed Faarax iyo Qoyskiisa.
  15. Farxaan Muxumed Guuleed iyo Qoyskiisa.
  16. Cabdinaasir Diiriye iyo Qoyskiisa.
  17. Muxyadiin Cabdillaahi Sool iyo Qoyskiisa.

Dhamaan dadkaasi waxay marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadiisii Fardawsa ka waraabiyo, ehelka, asxaabta iyo qoyska uu baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

 

Aamiin………..Aamiin.

Waxa kale oo Tacsi Taa Lamida Diraya: Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Axmed Xusseen Muuse .

Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay  Axmed Xusseen Muuse  Oo ku geeriyooday magaaladda Burco.
Tacsidan waxa diraaya……
1- Osman Abdillahi Sool…Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
2-Abdirisaaq Abdillahi SooL….Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
3- Dhamaan ila Mohamed Abdillahi Sool
4- Muxyadiin Abdillahi Sool….Xaaskiisa iyo Caruutiisa
5- Faisa Abdillahi Sool iyo Caruurteeda
6- Amina Abdillahi Sool iyo Caruuteeda
7- Ruqiya Abdillahi Sool iyo Caruurteeda.
8- koos Abdillahi Sool iyo Caruuteeda
Waxaanu  Ilaahay uga baryeynaa Marxuunka in uu naxariistii Jano ka waraabiyo, Eheladii uu ka baxayna samir iyo iiman ka siiyo.

Aamiin………Aamiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here