Dhulka Hooyo waa goob jacayl u nagu beeran !
Waxaan xasuusta maalinta 25.02. sanad kasta Kuwait waxa loo dabaal dagi jiray maalinti ciida Istiqlaalka Kuwait ! Runti waxay ahaan jirtay maalin aad u...
SONSAF oo tababar u furtey Ururrada Bulshada Rayidka Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dalladda ururrada aan dowliga ahayn ee SONSAF, ayaa waxaa ay tababar muddo laba cisho soconaya u furtay qaar ka mid ah...
TAARIIKH NOLOLEED: TUMA AYEY AHAYD HODAN NAALLEEYE
Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyo e, Hodan Naalleeye waxay ahayd gabadh waxtar badan oo hal-abuur aad u sarreeya leh.
Waxa dadku inta badan ay...
Bad-baadinta Barbaarta Dalka iyo Toosinta Dowlada W/Q Aamina Cali Muuse
dhamaan Akhristayaasha sharafta leh waxaan idinku Salaamaya salaanta islaamka ASALAAMU CALAYKUM WAX RAXMATULAAHI WABARAKAATU Waxaan Jecelahay in maqaalkan si qoto dheer ugu lafa guro...
Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Sool, Diyaargarowga Shacabka iyo Duruufaha Ku Xeeran…! Qalinkii: Mohamed Gacayte
Bilawgii Sanadkan 2016, Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxay guud ahaan Dalka Somaliland ka bilaabeen Diiwaangalinta Codbixiyayaasha ee Doorashooyinka soo socda. Gobolka Sool oo ah kii...
Bandhiggii Buugaagta Ee Laascaanood iyo Booqashadii Gobolka Sool Qormada 1aad
Tan iyo gu’gii 2008da oo Seeska Dhaqanka ee Baddacas (Redsea Cultural Foundation) ay Hargeysa ka bilaabeen bandhigga buugaagta caalamiga ah, waxa uu dedaalkaasi noqday...
Somaliland: Maxaa Caqabad ku Noqon Kara Doorashada Is-barkan ee Kal-dambe?
Hal-qabsi:
Runeey lagu neceb;
Lagu rookee;
Layska kaa reeb;
Ristaad daaqdaba
Lagu raad-goob
Fule kaa roor;
Ruxrux-doon iyo
Ra’iis daalin ah,
Midna kuma rabo.
(Gabyaa M. X. Dhamac-Gaariye maansadii Runeey lagu neceb 1984).
Waxa aynu...
Ma Gees oo kale! Qalinka: Barkhad M. Kaariye
Ma dhawayn wakhtigaan bartay oo waxa I baray qalinkiisa. Ma dhawayn wakhtiga aan warbaahinta ka maqli jiray magaciisa. Dhawr iyo toban sanno ka hor,...
Guddidu Siyaasad Looma Xil Saarin Ee Faraha Ha Kala Baxdo, Ninkii Musharax Noqonayana Golaha...
Waxa aan Marka hore Salaamayaa Akhristayaasha Sharafta leh iyo Warbaahinta tixgalinta mudan ee Dalkooda u huray Maskax iyo Maalba, Intaasi kadib waxaan Maanta rabaa...
Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Weerarada Ridada Gaaban Halaga Waantoobo!!!.
hadalku waa Talo, Taageero iyo Tudhale) Intaa ka dib, hadaan u soo dhadhaco sobobta igu galifday in aan qalinka qaato, mar mar waxan arkaa...