Mudo kordhin wax lagu hagaajinayo waxba qaldi mayso !

0
Sida aynu ogsoonahay qaranka jamhuuriyada Somaliland waxa uu soo maray maraxalado kala duwan oo mid walba lahaa hadimooyinkooda, hawshooda iyo dhibtoodaba Iyada oo naf iyo...

Isticmaalka Lacagaha-Qalaad (Dollarization) Iyo Dhaqaalaha Somaliland Warsame M. Axmed Bare Cilmiga Dhaqalaha Ah

0
Somaliland waxa ay mar labaad xornimadeedii la soo noqotay 1991-kii. Isla markaana, dhaxashay nidaam-dhaqaale iyo mid siyasadeed oo ibtilaysan. Xidhiidhka shacabka iyo dawladda ee...

Gudaha Ka Akhri ;Maanso Cusub Ee ‘Maxaa Daahay Abaalo’ Iyo Abwaan Sacad X, Maxamuud...

0
Maansadan Waxaa Tiriyay Abwaan Sacad X, Maxamuud Gadhle oo Kamida Abwaanada Dhalinyarada ah Mudana ka mid ahaa bahda sugaanta. maansadan kooban oo abwaanku ugu...

TACSI: Dhamaanba Shaqaalaha HargeisaPress Waxay Tacsi u dirayan qoyska reer Maxamuud Shirwac Geerida ku...

0
HargeisaPress  —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax...

“WAXAAN MAQLI JIREY DALKA JABUUTI QOFKII DAWLADDA SOO HADAL QAADA, LEYDHKA IYO BIYAHA AYAA...

0
Waxaan ahay nin arkayaa Waxaan uunka u muuqan Oo keligii anfariir siiyey Umadyey i dhegeysta Ergedaan ahay maanta Hadaydaan ii adeecin Ilaahay belenkii ibtilaa dhici doonto Oo halkay eyro ku foofto Afrikaan...

Mustashaar Axmed Xasan Carwo; Talo, Tilmaan, Tusaale iyo Toosin- 18

0
Daawada mashaakilka oo dhani waxuu ku jiraa  xadiiska...Walaalkaa la jeclow waxaad naftaada la jeceshay..iyadaa daawo u aha cadaalad darrada, xasadka, musuqa iyo ammaan darrada... [youtube...

HAMBALYO MEHER WACAN: Barkhad-Ladiif Muxumed Cumar Iyo Suleekha Cabdiraxmaan Aw Cali

0
HargeisaPress — Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus...

Qorshaha Horumarinta Dakada Berbera Waa Mid Faaido Badan u Leh Wadanka

0
Dakada caalamigaa ah ee berbera waa isha ugu muhiimsan dhaqaalaheena, taas oo door wayna ka ciyaarta kor u kaca dhaqaalaha wadanka, sanadkasta takada berbera...

Ogeysiis jaaliyadda Somaliland Bristol

0
muhim ah waxaa la ogeysiina dhammaan jilaayada Somaliland gaar ahaan Magaalada Bristol in ay inoo soo gashay qabadii 18 may hadaba siloigu diyaar garoobo...

Hambalyo Meher Wacan: Mustafe Maxamed Ducaale iyo Hoodo Barkhad Cumar

0
HargeisaPress — Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyoWariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail,...