Mahdi Guulleed : Doorashada Soomaaliland waxaa ka muuqatay Ilbaxnimo & isku dulqaadasho siyaasadeed

0
Muqdisho, (HargeisaPress) —Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa ku tilmaamay doorashadii Somaliland mid ay ka muuqatay isku dulqaadasho siyaasadeed iyo Ilbaxnimo,...

Dawlada Djibouti Oo ka Hadashay Doorashadii Ka Dhacday Dalka Somaliland 13-kii Noofeember

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Safiirka dawlada Djibouti u fadhiya Somaliland ayaa ka hadlay doorashadii madaxtooyada Somaliland ee dalka ka dhacday 13-kii Noofember. https://youtu.be/XxhXsMt8Ans

Ururka Qareenada Oo Hambalyo u dirayaa Shacabka Somaliland, Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Madaxwayanaha Cusub

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ururka Qareenada wuxuu hambalyo, ammaan u diray Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo shacabka Somaliland sidii quruxda badnayd ee ay uga qayb qaateen...

Daawo Hees Cusub Damaashaadka Guusha KULMIYE

0
https://youtu.be/SCevE2_wbGc

Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Natiijada Ka Soo Baxday Doorashadii...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashadii madaxtooyada ee Somaliland. Gudoomiyaha Guddida Doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan...

Hoggaamiyaha WADDANI Oo Sheegay In Aanay Qaaddicin Doorashada, Ka Dib Hadalkii Cirro Ee Maanta

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Goor dhawayd oo Caawa ah uu Telefiishanka Star waydiiyey inay...

” Guushaada waa lala jiraaye, gees ha ka ahaanin”. W/Q Dr Mohamed-Culimo Yusuf Aw...

0
Doorashaddii madaxtooyadda ee ka dhacday Somaliland (Nov 13, 2017) waxay ahayd guul qaranka u soo hoyatay, shacabkuna dareenkooddii way muujiyeen. Si wanaagsan oo niyad...

Xisbiga WADDANI Iyo Guddiga Komishanka Qaranka Oo Khilaaf Markale Soo Kala Dhex Galay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa mar kale is-hortaagay in la tiriyo Sanaaduuq ka tirsan Kuwa Cod-bixinta doorashadii Madaxtooyada dalka qabsoontay 13-kii bishan, gaar...

“ Waxa Lagama-Maarmaan Ah Oo Aannu Ugu Baaqaynaa Musharaxiinta Sadexda Xisbi Qaran Inay Xakameeyaan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay wehelinayeen Wasiirada Arrimaha dibada Dr. Sacad Cali Shire iyo Duulista Md. Faraxaan...

Nin xumaa daneeyoo Waxa jira damqanayee Yaanu xagal ka daac iyo Gol daloolo kala...

0
Nin xumaa daneeyoo Waxa jira damqanayee Yaanu xagal ka daac iyo Gol daloolo kala helin Deegaanta noloshiyo Darantiyo samaantana Ninkii doonayoow taas Daw loo maraa jira Umad yahay daryeelkaa isku duubnidaa...