Baroortu Orgiga ka Wayn- Xildhiban Guuleed Caydaruus Cige

0
Waxaan la wadaagi doonaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ee wax arkhriya; aragtida iyo faalada aan ka qabo hadal haynta ah in Raysalwasaaraha Ethiopia oo wata...

Berbera: 8 Ka Mid Ah Wakiillada Maraakiibta oo Xabsiga Loo Taxaabay

0
Berbera (Hargeisa Press) – 8 Qof oo ka mid ah Shaqaalaha ka hawl-galayey Xafiisyada Wakiillada Maraakiibta ee Magaalada Berbera ayaa Xabsiga loo taxaabay. 8-da Qof...

Siyaasi Maxamed Gacayte Oo Ka Hadley Xadhiga Iyo Cabudhinta Lagu Hayo Dhalinyaradii iyo Aqoonyahankii...

0
Labadii Maalmood ee u Danbeeyay Waxa Xabsiga Loo Taxaabay Tiraba 4qof kuwaas oo dhamaantood Ka Tirsan Dhalinyarada Doraad Hadhimo Sharafeed ka dhacay Hotel KAAH...

Sababaha iyo Saamaynta: Korodhka Qiimaha Shillinka Somaliland

0
Sababaha iyo Saamaynta: Korodhka Qiimaha Shillinka Somaliland HORDHAC Xasilloonida iyo saldhigashada lacagta maxalliga ah marka loo eego qiimaha ay ku leedahay halbeegyada ama minqiyaaska lacagta adag...

Nisa oo Dhallinyaro Reer Somaliland ah Jidhdil ugu Geystay Hotel Muqdisho ku yaalla

0
Muqdisho (HargeisaPress)–Ciidanka tirsan ha’yadda sirdoonka Soomaaliya ee NISA,ayaa jidh dil iyo garaacis u geystay dhallinyaro wiilal iyo gabdho isugu jira oo ka soo jeeda...

Cod sir ah oo laga helay telefoonka Xildhibaan Maxamed Abiib

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Maxamed Abiib oo maanta dowladda Somaliland xabsiga u taxaabtay, ayaa mobile-kiisa laga helay codad sir ah oo uu ku diyaarinayay...

Dawladnimo Qabyaaladaysan mise Qabyaalad Dawladaysan? W/Q. Maxamed Saleebaan Cumar

0
Halbeegga ugu mudan ee badiba maanta wax lagu qiimeeyaa waa qabiil. Wax kasta oo dalka ka socdaa waxay u socdaan sifo beelaysan. Waxa loo...

Xukuumada Siilaanyo Waa Xukuumadii Kor U Qaadka Cadaalada Iyo Garsoorka.

0
Garsoorka iyo cadaaladu waa aasaaska bulshada islamarkaana uu qaran waliba ka koro kana hagaabo,  bulsho aan cadaalad gelin waa hagaastaa mana korto waxaa ragaadiya...

“Maa Muuseba (Madaxwaynaha) Loo Sheego Maxaa Gaadhigaygan Ku Daba Dhigay” Qalinkii: Sacad Food-Cade.

0
Waxay ahayd abaaro 7pm sheekadani waxay dhaxmartay laba nin oo aan is Aqoon is garanayn waxay kala bacaysnaayeen mudo dhawr habeeno ah oo isku...

MUSTASHAR AHMED ARWO …….6DA APRIL IYO TAARIIKHDA SNM IYO MAALIN DHACDO KALE AY KU...

0
Waa barnaamaj khaas ah oon wax yar ka iftiimin doono maalintii SNM London lagaga dhawaaqay6 June 1981, oon goobjoog u ahaa iyo midnimadii ka...