Hambalyo Meher Wacan: Kayse C/laahi Iyo Khadra Sh. Cali + SAWIRRO

0
Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid...

Maxaa iman kara hadii aynu Kaadidada isku xanibno muddo dheer (Xogta Dahsoon)

0
Waxaa jirta in dadka qaarkii ay kaadida oo haysa ay hadana jidhkooda ku hayn karaan mudo 3 saacadood ilaa 7 saacadood gaadhaysa, inaga oo...

Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka (International World Youth Day 2016): Caqabadaha Dhalinyaradeena Haysta ee Mudan...

0
Waxaa loo dabaal degayaa Maalinta Dhalinyarada aduunka:  Hadaba Arinta Muhiim Ka ahi Waxaa Weeye Maxaa Mushaakilaad Haysta Dhalinyarada ee Ubaahan In La Dul Istaago,...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay inay Warbaahinta kala shaqeynayaan helida xuquuqdooda

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyi-gelinta Somaliland, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa waxaa uu sheegay in siyaasadda xukuumadda cusub ee...

War Deg-deg ah:-Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Martiqaad Rasmiya Ka Helay Dawladda Maraykanka

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxweynaha Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa martiqaad rasmiya ka helay Xisbiga talada dalka Maraykanka haya ee Republican Party. Dawladda Maraykanka ayaa martiqaad rasmiya...

Madaxweynayaasha Somaliland iyo Jabuuti oo ka wadahadlay xoojinta-iskaashiga iyo xasilloonida gobolka

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo saddex maalmood ah uga bilaabmay maanta Jamhuuriyadda...

Wariyeyaal ka socda Warbaahinta Al-Carabiya oo booqday Dekedda Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press)- Wariyeyaal ka socda Warbaahinta caalamiga ah ee Al-Carabiya oo mudooyinkan ku sugnaa dalka Somaliland, ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Berbera...

Uhuru Kenyatta oo Sheegay In Dalkiisu Shidaalka Qaydhin Ka Dhoofin Doono Dekeda Lamu

0
Mombasa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Kenya ay u isticmaali doonto dekeda Lamu inay ka dhoofiso shidaalka gobolka...

Wasaaradda Caddaaladda oo qorsheynaysa barnaamij kale oo muhiim u ah maxaabiista xabsiyada ku jira.

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Wasiirka wasaaradda Caddaaladda JSL Yoonis Axmed Yoonis oo ka hadlay munaasibad lagu daahfuray siyaasadda manhajka waxbarashada ee maxaabiista, oo wasaaradiisu soo qabanqaabisay,...

Madaxweyne Biixi: “Jabhada Jabuuti kasoo dhex-hadlaysa, wixii ka dhasha waynu arki”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu si adag uga hadlay jabhado maalmihii u dambeeyay isku uruursanayay gudaha Jabuuti, kuwaasi oo...