Murashax Cabdirisaaq Hero iyo Ololihiisa Loolanka Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Saameyn Ku Yeeshay...

0
Burco,(HargeisaPress)-Murashax Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi, oo Caan ku ah Guud ahaanba Deegaankiisa, iyo Inta Kale ee Somaliland, Cabdirisaaq Hero ayaa Noqdey Murashaxii ugu Ololaha Cuslaa...

Xaqqiqda ka danbaysa Still I am Single By: Maxamed Ciise Aadan

0
Waa subax Arbaca ah Goobtu waxay ahayd Maansoor Hotel Hargeisa Waxaanay dhamaan Wiilashani Ka soo Qayb galeen Meherka sxbkay Suxufi Moh'ed Ismael Xato iyo...

Ogaysiis muhiim ah: haldoorka hidaha iyo dhaqanka iyo habeenka germay.

0
Waxaa la Ogaysiinayaa Dadwaynaha Somaliyeed ee ku Dhaqan Dalka Germany iyo Hareerihiisa in Kullan Suugaaneed Balaadhan oo uu Marti inoogu yahay Haldoorkii Dhaqanka iyo...

MEHER WACAN: YUUSUF MAXAMED AXMED IYO ASMA DAUUD XAASHI

0
Maxamed Cabdi Bade( xisaabiyaha guud ee qaranka ), Ayaanle Salaad Diiriye(safiirka s.land ee Ethiopia), boqor cisman aw maxmuud ( boqor buur madaw), Axmed nuur Faahiye...

Xukuumada & Xisbiga Kulmiye Haka Waantowdo Farogalinta Qaawan Ay Ku Hayso Madax-dhaqameedka, Suldaan Xasan...

0
“Hadii aynu ku ogayn inay xadaan xoolaha umada waxay ku darsatay boob casri ah iyo inay bililiqaysato madaxdhaqameedka”   Waxaan aad uga xumahay Xukuumada iyo Xisbiga...

Tartanka Kubada Cagta Ee Jaamacada ADMAS Oo La Soo Gaba gabeeyay+ Kuliyada Ku Guulaysatay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Tartan kubada cagta ah oo ay jaamacada Admas ku qabatay magaalada Hargaysa oo ay ku tartamayeen sagaal kooxood oo ka kala socda...

HALGANKII SNM XARAAN BUU AHAA!!? Qallinkii: Mawliid Ahmed Jibriil

0
1982 markii lagu dhawaaqay ururkii Snm ayaa Siyaad Bare Xukumadiisii waxa ay zoo saartay sharci ogalaanaya in Hantida ama Xoolaha iyo Xaasaska Raga SNM...

Ogaysiis ku socda ardayda gobolka Togdheer

0
Waxan idinku wargelinayaa in qofkii ka baxay Dugsi sare ee raba inuu Jamacada ka galo Burco laga bixin doono lacagta feega Jamacada 40%.   Fiiro Gaara:...

Dad Ku Dhintay Shil Baabuur oo Ka Dhacay Jigjiga

0
Jigjiga (Hargeisa Press): Laba qof ayaa ku geeriyooday laba kale-na way ku dhaawacmeen kadib markii uu maanta magaaladda Jig-jiga baabuur Qaad siday jiidhay xero...

Dhambaal Ku Socda Shaqsiyaadka U Tafo Xaytay Shaashaynta Horomarka Muuqda Iyo Guulaha Uu Qaranka...

0
Dhambaal Ku Socda Shaqsiyaadka U Tafo Xaytay Shaashaynta Horomarka Muuqda Iyo Guulaha Uu Qaranka U Soo Hooyay Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi RUN IYO...