Ha Qod-qodin Meel Aan Kuu Qodmeyn Ina Muuse Diiriyaw, Fariin Ku Aadan Wasiir-ku-xigeenka Wasaarada...

0
Wasiir-ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye ayaa xayirey dhul ay Xukuumadii hore Madaxweyne Daahir Rayaale siisey Ganac-sadaha weyn ee (Seed Company), Ama Mudane:...

Jamhuuriyada Somaliland: Qaran Dhismay oo Jirrido Adag ku Taagan

0
Xisbiyada Mucaaridku way Farxeen, Xukuumaduna way Faraxday, Shacbiga Reer Somalilandnna Way Farxeen! Marka kasta oo Muran ama Khilaaf Siyaasadeed uu soo kala dhex galo Xukuumada...

Geeridii Marxuuun Cabdillaahi Fadal Iimaan: Gelbiskii Aaska iyo Galiilyadii Shacbiga

0
Qormadani waa gole-ka-fuul duco iyo maamuus u ah Taliyihii Guud ee Ciidanka Booliska Somalialnd X Sarreeye Gaas Marxuun Cabdillaahi Fadal iimaan oo xalay ku...

Waxbarasho Tayo Leh Lama Heli Karo Macallinka Oo Aan La Daryeelin W/Q Cabdiraxmaan Cadami

0
Hoggaamiyihii ama ra’isal wasaarihii hore ee waddanka Israel Mr Shimon Peres wuxuu yidhi: Dal kasta horumarka uu samaynayo ama samayn doono waxa laga qiyaasa...

Hambalyo Meher Wacan: Xamse Ibraahim Cabdilaahi Iyo Samiira Siciid

0
Dhamaan Dadkan Hoos Ku Xusan Waxay Hambalyo Meher U Dirayaan Boqor Xamse Ibraahim Cabdilaahi Iyo Boqorada Samiira Siciid Faarax Oo Meherkoodu Ka Dhacay Caasimada Somaliland...

DAAWO: Khudbadii Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale, midnimada iyo wada-jirka umadda Somaliland wada leh ee u wada dhalatay https://youtu.be/PTH7LBPGaxk

Mucaarid Xumaha Maantu Waa Muxaafid Xumihii Shalay: W/Q Cabdiraxmaan Cadami

0
Inta badan ma dhacdo umaddu sida ay u dhantay in ay isku aragti ka noqoto ama si u wada aragto arrimaha siyaasadda iyo sida...

Warbaahinta Itoobiya Oo Baahisay Xoggo Laga Helay Ninkii Dabka Qabadsiiyay Safaaradda Somaliland Ee Addis-ababa...

0
Addis Ababa, (HargeisaPress) —Wargeyska The Reporter ee kasoo baxa magaalada Addis-ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa baahiyay xogo laga helay nin dhawaan dab qabadsiiyay...

Yusuf Garaad: Iridda Keliya ee Gegida Dayaaradaha ee Muqdisho

0
Haddii aad rabto in aad garato sida aan uga guran nahay curinta ra’yi ama wax cusub oo aan hore u jirin si ay noloshu...

Aqoonsiga Maraakiibtu Waa U Muhiim Ammniga Dekaddaha

0
Hargeisa —Dokumentiga warbixineed ee maraakiibta ama doonyaha iyo habka raadinta iyo badbaadintu, waa laba tiir ee ugu muhiimsan habka lagu sugo dakaddaha adduunka, iyada...