Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay In Golaha Wakiilladu 3 Sanno Sii-Qadinteen Mushaharkooda

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay ka hadashay warar maalmihii u dambeeyay tibaaxayay in Xildhibaanada golaha Wakiillada laga jaray mushaharaadkoodii oo aanay...

General Axmed Xasan Muuse oo Ku Geeriyooday Dalka Mareykanka

0
Washington (Hargeisa Press)- Waxaa caawa dalka Mareykanka ku geeriyooday alle ha u naxariistee Axmed Xasan Muuse, oo ahaa sarkaal xilal kala duwan ka soo...

Wasaaradda Maalgashiga iyo Ururka Bangiyadda oo Heshiis Kala Saxeexday

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Somaliland Cabdirisaaq Ibraahim Mahamed iyo Guddoomiyaha Ururka Bangiyadda Somaliland, ayaa maanta kala saxeexday heshiis wada...

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Digniin U Diray Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa waxaa ay digniin culus u direen Xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi iyo...

Somaliland oo Dhiseysa Taawar Lagula Soconayo Amniga Baddaha

0
Berbera (Hargeisa Press)- Taliyaha guud ee ciidanka xeebaha Somaliland, Admiral Axmed Hurre Haariye, ayaa kormeeray dhismaha xarunta isgaadhsiinta ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland ee magaalada...

Dhakhaatiirta Caafimaadka oo Bulshada Somaliland Uga Digay Khatarta Xumadda Dengue

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dhakhaatiirta caafimaadka Somaliland, ayaa bulshada ugu baaqday inay ka digtoonaadaan xumadda daran ee Dengue ee hadda ku jirta dalka, taasi oo...

Kulan Dhexmaray Guddida Doorashooyinka Somailand iyo Ururrada Bulshada Rayidka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa qabtay kulan ballaadhan oo ay isugu yimaadeen Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland, kaasi oo...

Cimilada Xajka oo La Filayo Inay Aad U Kululaato Sanadkan

0
Makkah (Hargeisa Press)- Xarunta qaran ee Saadaasha Hawada ee Sucuudiga, ayaa Salaasada maanta ku dhawaaqday in cimilada sanadkan ee Xajka ee goobaha barakeysan la...

Dhibaato Xagga Korontada Ah oo Ka Taagan Magaalada Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press)- Wararka naga soo gaadhaya magaalo xeebeeda Berbera, ayaa waxa ay sheegayaan in magaalada ka taagan tahay dhibaato xoogan oo xagga korontada...

Xumadda Dengue oo Ku Soo Laba-kacleysay Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xannuunka Xumadda oo saamayn ba’an ku keenay bulshada Somaliland sannadkii hore, ayaa xilligan kulaylaha ah soo laba-kaclaysay, waxaana jira bukaano tira badan...