Dhalasho Farxad Leh: Abwaan/Suxufi Maxamed-Xarrago oo wiil ugu dhashay Magaalada Hargeysa

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Ahmed-yasin Sheikh Ahmed,. Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin (Mohamed...

Furaha Nolosha Qallinkii: Mahad Mahamed Nuux

0
Furaha noloshu Waa farxada, farxadana qofka ayaa samaysta ooy gacantiisa ku jirta,waxana kow ka ah oo ugu horeeya kalsoonida iyo qanaacada, aad ku qanacsantahay...

BBC-da Oo Badashay Kalmadii “La Baxday” Ee Ay Somaliland U Isticmaali Jirtay Iyo Magaca...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hay’adda BBC world service ayaa bedeshay magacii ay hore ugu yeedhi jirtay Somaliland ee ahayd “Jamhuuriyadda la baxday Somaliland”, waxaana la go’aamiyay...

TACSI: Alle Ha U Naxariistee; Fanaan/Abwaan Rashiid Bullo Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxaa xalay goor danbe ku geeriyooday gurigiisa magaalada Hargeysa Alla ha u naxariistee Rashiid Balluu Ibraahim, oo ku caan ahaa Rashiid Bullo. Wuxuu...

Masuuliyiinta Shirkadaha Adeegada Korontada Bixiya Oo Cabasho Ay Ka Qabeen Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta...

0
Hargeysa,, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta shirkadaha adeegada Korontada bixiya ayaa golaha Wakiilada Somaliland maanta u gudbiyey cabasho ay ka qabaan wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo...

Ma Jiraan Wax Iska Badalay Habkii Socdaalka, Ee Ay Muwaadiniinta Reer Somaliland Ee Dalka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland waxa ay ku war galinaysaa in aanay jirin wax iska badalay habkii socdaal ee ay...

Agaasimaha Cusub ee Dallada SONYO oo Si Rasmiya ugala Wareegay Agaasimihii Hore

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Agaasimaha cusub ee dalada dhalinayrada Somaliland ee SONYO Cumar Cismaan Miigane ayaa xilkii ururkaas kala wareegay agaasimahii hore Siciid Maxamed Axmed oo...

HALKA UU QALOOCA IYO AFDUUBKU KA SOO RAACAY AXSAABTA SIYAASADA QARANKAN CURDINKA AH EE...

0
(taariikhdu waa run kama rays lagumana sargooyo subaxaa waxa jooga ee xagee ay iska metalaan axsaabta siyaasada ee la kala wareegtay talada qarankan Somaliland...

SOMALIA: Sawir-qaade ka tirsan Wakaaladda Reuters oo ka badbaaday Qarax magaaladda Muqdishu

0
Muqdishu, (HargeisaPress) —Feysal Cumar, oo ah sawir-qaade la shaqeeya Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa xalay ka badbaaday Qarax loogu xiray gaarigiisa. Sawir-qaadaha ayaa la...

Jaamacadda ADMAS Oo Sanadkii Labaad Uqabatay Ardayda Dhigata Tartanka Kubada Cagta + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Jaamacada Admas ayaa maanta magaalada Hargaysa ku qabatay tartanka kubada cagta oo ay ka soo qayb galeen sagaal naadi oo ka socday...