Hargeysa,, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta shirkadaha adeegada Korontada bixiya ayaa golaha Wakiilada Somaliland maanta u gudbiyey cabasho ay ka qabaan wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo ay ku eedeeyeen inuu damacsan yahay inuu shirkado gaar ah Kooto ugu xidho adeega Laydhka.