Boobe Yuusuf Ducaale Oo Dhaliilo Culus U Jeediyay Maamulka Farmaajo

0
2092

Hargaysa (HP): Qoraa siyaasi C/raxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa dhaliilo culus u jeediyay dawladda Soomaaliya oo uu sheegay in aanay diyaar u ahayn wada hadalo dhab ah.

Waxaanu ku eedeeyay Farmaajo iyo maamulkiisa in aanay qirsanayn dhibaatadii iyo xasuuqii ay dawladda milateriga ee Siyaad Barre, u gaysatay shacabka Somaliland oo ay weli xaqirsan yihiin.

Boobe, ayaa ku baaqay in la joojiyo wada hadaladda, isla markaana ay dawladda Farmaajo wada hadaladda u aragto dib u heshiisiin.

Boobe, oo ka jawaabayay hadal dhawaan ka soo yeedhay masuul ka tirsan guddiga uu Farmaajo u magacaabay wada hadaladda Somaliland iyo Soomaaliya oo sheegay in duqayntii sanadkii 1988-kii ee Hargaysa ay sax ahayd.

Halkan Ka Daawo Hadalka Boobe:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here