Badhasaabka Gabiley Oo Ambulance Ku Wareejiyay Degmadda Geed-Balaadh

0
306

Geed-balaadh (HP): Badhasaabka gobolka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa baabuur Ambulance ah ku wareejiyay degmadda Geed-balaadh oo ka tirsan gobolka Gabiley.


Wareejinta gaadhigaasi waxaa badhasaabka ku wehelinayay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland, xildhibaan ka tirsan golaha Wakiiladda, maayarka Gabiley, maamulka degmadda Geed-balaadh, odayaal, iyo waxgarad.


Badhasaabka Gabiley C/qani Jiidhe, ayaa uga mahad celiyay xildhibaan C/kariin Muxumed iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda caafimadka Dr. Maxamed Cabdi Hargeeye, oo soo gaadhsiiyey gaadhigaasi Ambulace ka ah.


DAAWO: Hadal Jeedintii Badhasaabka ee wareejinta Gaadhiga Ambulance:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here