Badhasaabka Gabiley iyo Agaasimaha Hawlaha Guud Oo Kormeeray Mashaariic

0
444

Gabiley (HP): Guddoomiyaha gobolka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, oo uu wehelinayay agaasimaha guud ee wasaaradda hawlaha guud ayaa maanta soo kormeeray mashaariicda horumarineed ee ka socda gobolkaasi.
Badhasaabka iyo agaasimaha guud waxay soo indho indheeyeen mashaariicda kala gedisan ee ay xukuumadda Somaliland ka waddo gobolka Gabiley gaar ahaana kuwa ka socda gudaha magaaladda.

DAAWO: Hadal jeedintii badhasaabka Gabiley ee kormeerka mashaariicda:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here