Awaamiir Culus oo Maamulka Gobolka Sool Soo Saaray & Ciidankii Qaranka oo Dharkey Geeyo Gaadhay

0
1095

laascanod, (HargeisaPress) —Maamulka Gobolka Sool ayaa Sheegay inay Deegaanka Dharkey Geeyo oo Shaqaaqo ku dhex martay laba Beelood oo Walaalo ah ay gaadheen Cutubyo ka Tirsan Ciidanka qaranka,Waxaa kale oo Maamulka Gobolka Sool soo saaray awaamiir lagu Sugayo Amniga.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here