“Arinta Ceel-afweyn Ka Dhacday Ficil Foolxun Buu Ahaa, Salaadiintu Fadhiga Haka-kacaan” Suldaan Ladiif

0
546

Hargeisa (Hargeisa Press)- Suldaan Ladiif Seed Jibriil oo ka mida bahda dhaqanka Somaliland ayaa si adag uga hadley dhacdadii dhawaan ka dhacday deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.

Dhinaca kale, Suldaan Nadiif ayaa dhacdadaasi ku tilmaamay dhacdo aad u fool xun isagoona Xukuumada Somaliland iyo Madax-dhaqameedka ugu baaqay inay fadhiga ka kacaan oo ay arinta Ceel-afweyn waxka qabtaan.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here