Aabo Maxamud Awdahir iyo Dhamaan Qoyskii Oo Tacsi Tiiraanyo Leh Udiraya Ilma Jama Mohamed ( Afdiinle) Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Hooyo Xaliimo Abdi (Xaraabo)

0
1526

HargeisaPress — Aabo Maxamud Awdahir Iyo Hooyo Nimco Axmed Geele Iyo Caruurtooda Maxamed Maxamud Awdahir Iyo Xaaskiisa Khadan Maxamed Cabdirasaq Maxamud Awdahir Iyo Xaaskiisa Shaadiya Xareed.  Axmed Maxamud Awdahir Iyo Xaaskiisa Khadra Maxamed Hibo Maxamud Awdahir Hooyo Cibado Axmed Geele .Maxamed Dahir Cilmi Hibo Dahir Cilmi . C/Lahi Dahir Cilmi. Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan, ILMA JAMA MOHAMED ( AFDIINLE) geerida naxdinta leh ee ku timid Hooyo Xaliimo Abdi (Xaraabo) oo galabta lagu aasay Magaalada Hargaysa, Illaahay Naxariistii Jano haka Waraabiyo Marxuumada eheladii,Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka tageyna Samir iyo iimaan illaahay haka Siiyo.. Aamiin Aamiin Aamiin Allaha ha inaga Aqbalo..

 

rabi… Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here