Somaliland: Guddoomiyaha Haayadda Dhawrista Tayadda Oo Kormeeray Dekadda Berbera

0
378

Berbera (HP): Guddoomiyaha haayadda dhawrista tayadda badeecaha ee Somaliland ayaa maanta kormeeray shaybaadhka dekadda magaaladda Berbera.

Sidoo kale guddoomiyuhu kormeeray markab weyn oo ku soo xidhay dekadda Berbera, kaasoo sidda ama uu ku rarran yahay shiidaal.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here