Somaliland: Wasaaradda Caafimaadka Oo Daawooyin Gaadhsiinaysa Dalkoo Dhan

0
446

Hargaysa (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa daawooyin iyo qalab caafimaad maanta ku wareejisay cusbitaaladda dalkoo dhan.
Daawooyinkaasi iyo qalabkaasi oo ay dhamaantoodba soo iibisay wasaaradda caafimaadku ayaa la gaadhsiin doona cusbitaaladda iyo xarumaha caafimaadka dalka.
Waxaana maanta qalabkaasi iyo daawooyinkaasi si rasmiya u wareejiyay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here