Ciidanka Dab-demiska Somaliland Oo Qaab Casri Ah Loo Diiwaangelinayo

0
474

Hargaysa (HP): Ciidamadda Dab-miska Somaliland ayaa markii u horaysay loo sameeyay diiwaangelin casri ah.
Diiwaangelintaasi oo la xidhiidha in hal meel la isugu gaynayo xogta ciidankaasi.
Iyadoo xogtaasi si toos ah loogu xidhayo diiwaanka xogta muwaadinka.

Hargeisa apress.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY