Maayarka Gabiley oo kulan ka qaatay Guddida Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista

0
Gabiley (HargeisaPress) – Maayarka Degmada Gabiley, Mudane Cabdirashiid Haybe Faarax, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista ee...

Abwaan Weedhsame: “Mashruucan Pharo ee dawladdu dabada ka riixaysaa wuxu halis ku yahay jiritaanka...

0
Bil iyo badh ka hor ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeruhu ii yeedhay. Markii aan u tegay, wuxu igala hadlay inan kala hawl-galo sidii...

Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kaah Oo Tacsi Iyo Baaq u diray Xaaladda Degmada Agabar

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kaah Mustafe Maxamed Caqli ayaa tacsida iyo murugo la wadaagayaa qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan bulshada ku dhaqan deegaanka Gabiley, gaar...

Masuuliyiinta Hay’adda Caymiska Qaranka iyo shirkadaha Caymiska oo kullan muhiim ah yeeshay + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Waxaa Manta ka qabsoomay Xarunta Guud ee Hay'adda Caymiska Qaranka JSL Shir Muhiim ah oo u Gudoomimayey Gudoomiyaha Hay'adda Caymiska Qaranka Mudane Axmed...

Xildhibaan Cabdikariim Maxamed oo Safarka Madaxweynaha Somaliland ku tilmaamay dhaqaale raadin

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Muxumed oo ka tirsan golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa uu ka hadlay safarka Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi...

Dareennada ku xeeran Safarka Madaxweyne Cirro ee Qatar iyo Su’aalaha u baahan Jawaabaha?

0
Sida aan halkan hore ugu baahiyey waxa si rasmi ah loo xaqiijiyey Safarka Madaxweynaha ee Dalka Qatar, sida uu baahiyey Telefishanka Qaranku. Tan iyo intii...

Dahabshiil iyo Save the Children oo Kala Saxeexday Heshiis Iskaashi oo Muhiim u ah...

0
Nairobi (HargeisaPress)– Dahabshiil Group iyo Save the Children, ayaa maanta Nairobi ku kala sexeexday heshiis iskaashi oo Soomaalida muhiim u ah, kaas oo lagu...

Boorama oo laga xusay 65 guuradii ka soo wareegtay Xornimada Somaliland + SAWIRRO

0
Boorama (HargeisaPress) Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟔𝟓𝐚𝐚𝐝 ee kasoo wareegtay, markii ay Jamhuuriyada Somaliland xornimada ka qaadatay, gumaystihii Ingiriiska 𝟐𝟔 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟏𝟗𝟔𝟎-kii...

Maalinta 26-ka Juun waa maalinta ugu mudan maalmaheena Qaran

0
Hargaysa (HargeisaPress) –Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa sheegay in maalinta ugu mudan maalmaha Qaran ee Somaliland ay tahay maalinta...