SAWIRO Laga Qaaday Lammaaneyaal Ka Mid Ahaa Dadkii Sannadkan Xajayey Oo Taabtay Shucuurta Malaayiin...

0
MAKKA, (HargeisaPress) —Sawirqaade Raa’id Lixyaani marna ma’ uu filayn in sawir uu ka qaaday dusha sare ee xaramka Makah uu noqon doono sawirka ugu...

Dawladda Ingiriiska Oo Balan Qaaday Inay Soo Dirayso 60 Goob-Jooge Oo Culus Oo Kormeera...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dawladda Ingiriiska ayaa balan qaaday inay 60 ergay oo xoogan oo caalami ah u soo diri doonto doorashada madaxtooyada Somaliland si ay...

Solla Calls Political Parties To Respect Their Code Of Conduct.

0
Hargeisa, (HargeisaPress) —With the Promotion of Somaliland Constitutions, democratic process, and rule of law, Somaliland Lawyers Association never remains silent from the non-observance of...

Xisbiga UCID Oo Dhaliilihii Ugu Adkaa Usoo Jeediyey Xisbiga KULMIYE,Kuna Eedeeyey Inay Olole Cad...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xisbiga UCID ayaa dhaliilihii ugu adkaa waxay u jeediyeen xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE,iyaga oo sheegay inay xisbiga KULMIYE olole cad ka...

WAR-MURTIYEEDKA Kal-Fadhiga 33aad Ee Golaha Sare Ee Dalladda Ururrada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kal-fadhigii 33aad ee Golaha Sare ee Dalladda Heer Qaran ee urrurada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey ka...

Daawo: Marwo Filsan “Muusow Reer Gabiley anaga ayaa kaaga Filan “

0
Gabiley, (HargeisaPress) — Marwo Filsan Xuseen Khaliif oo ka mida haweenka ka soo jeeda Gobolka Gabiley ayaa sheegtay inay haween ahaan ka go’antahay inay...

Dooxa Huluuq Ee Magaalada Arabsiyo Oo Xalay Qaaday Gaadhi Rakaab Siday Iyo Khasaaraha Dhimasho...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Roobabkii xalay ka da’ay gobolada Dalka Somaliland qaarkood ayaa waxay sababeen khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Waxaana xalay uu dooxa Huluuq ee magaalada...

Madaxweyne SIILAANYO Oo Booqday Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Xanuun U Jiifa Gurigiisa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Maanta gurigiisa ku booqday Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-Waarabe) oo xaalad caafimaad u jiifay...

Dadweynaha Tog Wajaale Oo Taageero Laxaad Leh Ku Soo Dhaweeyey Wefti Ka Socda Xisbiga...

0
Wajaale, (HargeisaPress) —Dadweynaha ku dhaqan degmada Tog-wajaale ee Gobolka Gabiley, ayaa taageero u muuqaal eeg mahrajaan ku soo dhaweeyey wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE,...

Xildhibaan Wakiilada Ka Tirsan Oo Shaaca Ka Qaaday Mooshin Lagu Wado In Xilka Lagaga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay mooshin ay xildhibaanada Wakiiladu ka wadaan gudoomiye ku xigeenka...