Qalab Cusub Oo Uu Qofku Ku Ogaan Karo Caafimaadkiisa Guud Iyo Si Gaar Ah...

0
Tel Aviv , (HargeisaPress) — Shirkad laga leeyahay Israa’iil ayaa ku guulaysatay in ay soo saarto qalab casri ah oo dadka xanuunka ka cabanayaa...

Gudoomiye Cirraha Waddani oo lagaga Mudaharaaday Awdal iyo Ilaaladii la socotay oo Wiilyar ku...

0
Dilla, (HargeisaPress) —Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo waftigii Xisbiga Waddani ee kusii jeeday Gobolka Awdal ayaa Mudahaaradyo lagaga soo Horjeedo ay ka dheceen Deeganadda Gobolkaasi...

Qalab Cusub oo Qayb ka ah Qalabka Lagu Maamulo Hawada oo Dalka SL soo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Sidaan hore u sheegnay waxa Xarunta Wasaarada Duulista iyo Hawada ee JSL soo gaadhay qalab qayb ka ah,  qalabka haga Diyaaradaha...

Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha U Saadaaliyey In Uu Maalin Maalmaha...

0
“Guddoomiye Sharmarke Axmed Geelle Waa Xiddig Soo Baxay Oo Bahasha Madaxtinimadda Ah Lixdan Jirka Uun Laguma Helo Ee Sidiisa Ayaa Yaraanta Lagu Bilaaba, waxaynu...

Macluumaad Ku Saabsan Muslimiinta Rohinja Ee Lagu Xasuuqayo Dalka Miyanmaar

0
Sittwe, (HargeisaPress) — Rohinja waa isir laga tiro badan yahay oo muslim ah, kana mid ah ah muwaadiniinta dalka Miyanmar oo aqlabiyadda dadkiisu ay...

Qoomiyadda Oromada Ee Hargeysa Ku Nool Oo Cabsi Xoogan Soo Food Saartay Kana Hadlay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dadka dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Itoobiya ee Qoomiyadda Oromada ayaa cabsi badani soo food saartay,waxaana ay ka hadleen xaaladooda ay hadda...

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Xaflad ay ku soo Dhaweeyeen Jaaliyadda reer Somalialnd...

0
Dubai , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xaflad ballaadhan oo...

Oromada iyo Soomaalida Qaad wax ka weyn ayaa ka dhexeeyaa!

0
Colaadda cusub ee dhexmartay  qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromadu waa arrin u baahan in aan la fududaysan ee degdeg loo xalliyo. Sababta oo ah labadan...

HOGAANKA MAANTA IYO CODKA SHACABKA

0
  Waxay ahayd dhacdo aan la qiimayn Karin intii daawatay baa markhaatiya dadka agtaagan dareenkan lamay qabin sawirka u muuqday ayaa ahaa mid kali ku...

IRMAANTEENII BERBERA MIYAA OODA LOO ROGAY ? Qallinkii: Muhamed Dhimbiil

0
BERBERA waa bugcad Alle swt ku manaystay dalka Jamhuuriyada somaliland oo ku taala meel deked laga sameeyo meeshii ugu haboonayd, waxa ay ku taala...