Xukuumadda Somaliland maxay ka tidhi Dagaalkii ka dhacay Buqdharkayn iyo Yeyle?

0
Hargeysa–Maleeshiyaad hubaysan oo ku ab-tirsada kooxaha la baxay Khaatumo ayaa weerar kusoo qaaday dad shacab ah oo baraagahooda ka dhaansanaya deegaanka Buqdharkayn, iyagoo u...

Wasaaradda Caddaaladda oo qorsheynaysa barnaamij kale oo muhiim u ah maxaabiista xabsiyada ku jira.

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Wasiirka wasaaradda Caddaaladda JSL Yoonis Axmed Yoonis oo ka hadlay munaasibad lagu daahfuray siyaasadda manhajka waxbarashada ee maxaabiista, oo wasaaradiisu soo qabanqaabisay,...

Somallando oo Jawaab Adag ba Bixisay Hadal ka soo Yeeshay Maamulka Puntland

0
Hargeysa(HargeisaPress) - Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland oo dagaalka gudihiisa ka socda ee u...

Madaxweynaha Somaliland iyo Hoggaanka Xisbiga Kulmiye Maxay ka Wadahadleen?

0
Hargeysa (HargeisaPress):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Hoggaanka sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee...

Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Masuuliyiin ka socda Mashruuca SomReP...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Marwo Kaltun Sh. Xasan Cabdi, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud, Md. Maxamed Siciid Maxamuud, ayaa maanta xafiiskeeda...

Xukuumadda Somaliland oo maanta qarameysay qaybtii ugu horreysay ee Ciidanka Madaniga ah + SAWIRRO

0
Ceerigaano,(HargeisaPress)– Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayey ee maal-mihii u dambeeyey safarka shaqo ku joogay Gobolka Sanaag...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Masaajidka iyo Makhaayadaha ugu Tegay Shacabka Ceerigaabo + SAWIRRO

0
Ceerigaabo - Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo taliyaha Ciidanka Qaranka JSL oo ay wehelinayeen badhasaabka Sanaag iyo Maayar ku-xigeenka...

Safiirka Somaliland ee Jabuuti oo Hambalyo Diray

0
Djibouti (HargeisaPress) - Safiirka Somaliland u fadhiya magaalada Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed Hambalyo iyo bogaadin u...

Madaxweynaha JSL oo Daah-furay Shir-weynaha Beeralayda Dalka + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed (Cirro), ayaa sheegay in caqabada ugu weyn ee haysata beeraleyda dalka ay tahay cuntooyinka mucaawinada ah...

Somaliland: Kormeerka u Kuurgelida Xaaladda Maxaabiista iyo Xabsiyadda Dalka

0
Hargeysa– “15 Xabsi, 7 Caanamaal, masaafo ku dhaw 2500 KM iyo Qorshe Qaran ee Xukuumadda Wadajir iyo waxqabad” Waxa aan maanta soo gebagabeeyey safarkii u...