Dawladda Iyo Nolosha –Qaybtii Koowaad. W/Q: Dr-Mohamed Abdilahi

0
Dawladnimoda iyo fasiraaddeedu waxa ay in mugleh ka haysatay doodaha falsafadda siyaasadda iyo aqoonta bulsho muddo aad u dheer oo ku taxan sooyaalka uunkeena...

Dulmiga iyo Tacadiyada haysta Shaqaalaha Kastamka Berbera ee kula Kacayo Maamulaha Kastamka Berbera

0
Maamulaha Kastamka Berbera Maxamed Cabdi Gurxan ayaa baryahan danbe lasoo baxay tacadiyo ka dhan ah shaqaalaha kastamka berbera ka hawlgala kuwaasi oo uu inta...

Ururka Caanaha Ee Barwaaqo Diyaarintii: Xamda Yusuf Adem

0
HargeisaPress —Dib ula soo noqoshadii xornimada qaranka jamhuuriyadda soomaaliland dumarku waxay si laxaadle uga qayb qaateen dib udhiska dalka kuwaasi oo dhinacyo badan ku...

HAMBALYO MEHER WACAN: Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre) iyo Khadra Aadan Muuse

0
HargeisaPress  —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi...

Mid Ka Mid Ah Tiirarkii Waxbarashada Somaliland Oo Geeriyooday Iyo Madaxweynaha Oo Shacabka Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Dhambaal Tacsi ah u diray Ehellada, Qaraabada iyo bahda Waxbarashada oo uu ka baxay Alle...

Madaxweynuhu Ma Dugsigi Agoomaha ayuu Furayey Mise Schoolkii Caruurta Tijaarta?..

0
Mashruuca Kaamka Waxbarashada Iyo Samafalka KUWAYT ee Maanta Xadhiga laga Jaray Maxay ku kala Duwanyihiin ka DJIBOUTI,!!!!!!!!!!!!!!!..? Waxa uu Maanta Xadhiga ka Jaray Madaxweynaha Somaliland Axmed...

La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo Ee Dhinaca Dhaqaalaha Oo Eedaymo Usoo Jeediyey Murrashaxiinta Cabdiraxmaan Cirro...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —La Taliyaha madaxwayne Siilaanyo ee dhinaca dhaqaalah Aqoonyahan Axmed Xasan Carwo ayaa eedaymo usoo jeediyey murrashaxiinta Cabdiraxmaan CIrro iyo Faysal Cali Waraabe. https://youtu.be/f3SyvfXEIM0  

Dhacdooyinka guul wade yaasha Akhri oo ha qoslin

0
Sanadkii 1972 waxa la sameeyey ciidamadii guul wada yaasha markii la dhameeyey qorshihii iyo nidaamkii ay ku shaqayn lahaayeen, ayaa xaflad si weyn loo...

Adigu Haddaad Jamaal Tahay Maxaad Yeeli Lahayd (W/Q: C/Raxman Caydiid)

0
Mahad Dhamaanteed Eebe ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigeena Muxammad. Salaan Qaaliya Dhamaan Saxaafadda iyo Ahkristayaashaba waan salaamyaa. Sidaynu la wada soconay waa tii...

BUUHOODLE IYO U DIYAAR GARAWGA QAADASHADA KAADHKA CODBIXINTA.

0
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha guud ahaanba Somaliland anigoo ku amaanaya sida fiican ee ay bulshadooda ugu...