Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ay Xisbiga WADDANI Uga Joojisay Xaflad Ay Ku Qabsan Lahaayeen Magaalada Hargeysa

0
905

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay sababaha ay xukuumaddu uga joojisay xaflad ay Hotel Maansoor ku qabsan lahaayeen xisbiga WADDANI isla markaana ay kusoo bandhigayeen khasaaraha uu sababi karo saldhiga Milateri ee Berbera laga bixiyey .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here